HomeWararHogaamiyeyaasha Reer Galbeed oo soo saaray bayaan ay kula safteen Sra’el

Hogaamiyeyaasha Reer Galbeed oo soo saaray bayaan ay kula safteen Sra’el

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Hogaamiyeyaasha Ingiriiska, Maraykanka, Faransiiska, Talyaaniga iyo Jarmalka ayaa hadda soo saaray bayaan ay ku muujinayaan ” cambaarayn aan leexleexad lahayn oo ka dhan ah Xamaas iyo falalkeeda argagaxisada ah” sida ay hadalka u dhigeen. Bayaanka wadajirka ah ayaa yimid ka dib markii ay wada hadleen Madaxweyne Macron, Scholz, Meloni, Sunak iyo Madaxweyne Biden. “Falalka argagixisanimo […]

- Advertisement -

Hogaamiyeyaasha Ingiriiska, Maraykanka, Faransiiska, Talyaaniga iyo Jarmalka ayaa hadda soo saaray bayaan ay ku muujinayaan ” cambaarayn aan leexleexad lahayn oo ka dhan ah Xamaas iyo falalkeeda argagaxisada ah” sida ay hadalka u dhigeen.

Bayaanka wadajirka ah ayaa yimid ka dib markii ay wada hadleen Madaxweyne Macron, Scholz, Meloni, Sunak iyo Madaxweyne Biden.

- Advertisement -

“Falalka argagixisanimo ee Xamaas ma laha wax cudurdaar ah, sharcina ma leh, waana in si caalami ah loo cambaareeyaa,” ayaa lagu yiri bayaanka

“Waddamadeenu waxay Israa’iil ku taageeri doonaan dadaallada ay kaga ilaalinayso nafteeda iyo dadkeeda xadgudubyadan oo kale,” ayaa lagu yiri bayaanka oo sii socda, isagoo intaas ku daray: “Waqti xaadirkan ma ahan in qolo kasta oo cadow ku ah Israa’iil ay uga faa’ideysato weerarradan.”

“Dhammaanteen waxaan aqoonsannahay rabitaanka sharciga ah ee dadka reer Falastiin, waxaanan taageernaa tallaabooyinka loo siman yahay ee caddaaladda iyo xorriyadda Israa’iil iyo Falastiiniyiinta si isku mid ah.

Latest stories