HomeWararRa'iisul Wasaare Xamse oo kulan la yeeshay Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo

Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan la yeeshay Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Hoggaamiyaha  KMG ah ee SSC Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye). Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka dhageystay Hoggaamiye Firdhiye  warbixin ku saabsan xaaladda bulsho iyo nololeed ee ka jirta deegaanada SSC. Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa tilmaamay in Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay u taagan tahay […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Hoggaamiyaha  KMG ah ee SSC Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali (Firdhiye).

Ra’iisul Wasaaraha ayaa ka dhageystay Hoggaamiye Firdhiye  warbixin ku saabsan xaaladda bulsho iyo nololeed ee ka jirta deegaanada SSC.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa tilmaamay in Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay u taagan tahay ilaalinta midnimada iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed iyo in wixii khilaafa ee  jira lagu xalliyo  wada-hadal.

Hoggaamiyaha maamulka SSC ayaa magaalada Muqdisho ku yimid casuumad uu u fidiyay Ra’isul Wasaare Xamse Barre , waxaana hoggaamiyaha Muqdisho loogu soo dhaweeyay aad u heersareysa.

Latest stories