HomeWararHoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo oo kulamo ka bilaabay Muqdisho

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo oo kulamo ka bilaabay Muqdisho

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa hoyga uu ka deganyahay caasimadda Soomaliya ee Muqdisho ku qaabilay mas’uuliyiin sar sare oo ka tirsan Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, kuwaas oo ugu yimid booqasho iyo salaan. Masuuliyiinta ayaa waxaa kamid ahaa Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Aqalka Sare mudane Cabdillaahi Cali Xirsi “Timacadde”, Wasiirka Amniga Gudaha xukuumadda JFS […]

- Advertisement -

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa hoyga uu ka deganyahay caasimadda Soomaliya ee Muqdisho ku qaabilay mas’uuliyiin sar sare oo ka tirsan Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, kuwaas oo ugu yimid booqasho iyo salaan.

Masuuliyiinta ayaa waxaa kamid ahaa Guddoomiye ku-xigeenka 2aad ee Aqalka Sare mudane Cabdillaahi Cali Xirsi “Timacadde”, Wasiirka Amniga Gudaha xukuumadda JFS Dr. Maxamed Sheekh Cali “Doodisho”, Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Hawlaha Guud, Guryaynta iyo Gaadiidka, Sarreeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaliyeed Sarreeyo Guuto Sulub Axmed Firin, iyo masuuliyiin kala duwan oo ka tirsan golayaasha kala duwan ee dawladda Federaalka Soomaliya.

- Advertisement -

Hoggaamiye Cabqdiqaadir ayaa ugu mahadceliyay masuuliyinta dawladda ee  booqashada ugu yimi, isagoo ku boggaadiyey soo dhawayntii diirranayd ee dawladda Federaalka Soomaaliya iyo shacabka caasimadda Muqdisho ku maamuseen waftiga uu hoggaaminayay.

Hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali ayaa la filayaa inta uu ku sugan yahay magaalada Muqdisho inuu kulamo la yeesho Madaxda dowladda Federaalka Soomaaliya.

Latest stories