HomeWararGolaha Wasiirada Puntland oo Maanta kulan yeeshay & Qodobada looga hadlay

Golaha Wasiirada Puntland oo Maanta kulan yeeshay & Qodobada looga hadlay

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo ka qabsoomay magaalada Garoowe Kulanka ayaa waxaa looga hadlay dhowr qodob oo kamid yihiin arrimaha Amniga guud, dhacdooyinka todobaadka, Xogta aqoonsiga dadweynaha (National ID), Saadaasha iyo curashada Roobka Dayrta iyo qodobo kale. Wasiirka Wasaaradda […]

- Advertisement -

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka dowlad Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Shir-guddoomiyey Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada oo ka qabsoomay magaalada Garoowe

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay dhowr qodob oo kamid yihiin arrimaha Amniga guud, dhacdooyinka todobaadka, Xogta aqoonsiga dadweynaha (National ID), Saadaasha iyo curashada Roobka Dayrta iyo qodobo kale.

- Advertisement -

Wasiirka Wasaaradda amniga Puntland ayaa shirka looga dhageystay Warbixin ku aadan xaaladda amni ee deegaanada Maamulka, sidoo kalena waxaa Warbixino laga dhageystay Wasiiro kale oo kulanka ka qeyb galay.

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ayaa Golaha Wasiirada Maamulka faray inay dardar-geliyaan howlaha shaqo ee horyaalla, isla markaana muhiimka u aha dowlad Goboleedka iyo shacabka.

Latest stories