HomeWararIlhaan Cumar oo ku faraxday Xilka Qaadistii Afhayeenkii Kongreska Mareykanka

Ilhaan Cumar oo ku faraxday Xilka Qaadistii Afhayeenkii Kongreska Mareykanka

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka wakiillada Mareykanka oo ka mid ahayd xubnihii ka codeyay Kevin McCarthy afhayeenkii xilka laga tuuray ee Kongreska, ayaa barteeda X, ee horey loo oran jiray twitter ku daabacday qoraal ay tillaabadas uga falcelineyso. “Kevin McCarthy wuxuu ka dhigay hadafkiisa inuu bartilmaameedsado awoodda haweenka, wuxuu ka dhigay hadafkiisa inuu qariyo […]

- Advertisement -

Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka wakiillada Mareykanka oo ka mid ahayd xubnihii ka codeyay Kevin McCarthy afhayeenkii xilka laga tuuray ee Kongreska, ayaa barteeda X, ee horey loo oran jiray twitter ku daabacday qoraal ay tillaabadas uga falcelineyso.

“Kevin McCarthy wuxuu ka dhigay hadafkiisa inuu bartilmaameedsado awoodda haweenka, wuxuu ka dhigay hadafkiisa inuu qariyo dambiyadii shirqool ee Donald Trump,” ayay ku tiri qoraalka ay barteeda X, soo dhigtay.

- Advertisement -

Ilhaan oo ka tirsan xisbiag Dimuquraadiga oo ay siyaasadda isku hayaan xisbiga Jamhuuriga ayaa qoraalkeeda ku muujisay in ay sax ahayd tillaabada xilka looga tuuray Mr Kevin oo Jamhuuriga ka tirsan

Xisbiga Jamhuuriga Maraykanka oo aqalka kongreska Maraykanka aqlabiyad ku leh ayaa saddexdii bishii Febraayo ee sanadkaan xildhibaanad Ilhaan Cumar ka xayuubiyay xubinimadii Guddiga Arrimaha Dibadda ee Aqalkaasi, taasoo muujineysay xiisadd ka dhex aloosneed aqalka gudihiisa oo u dhaxaysay labada xisbi.

Latest stories