HomeWararCiidanka Xoogga oo howlgallo ka wada Degaanno dhaca Jiinka Webiga Shabeelle

Ciidanka Xoogga oo howlgallo ka wada Degaanno dhaca Jiinka Webiga Shabeelle

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ee ka howlgala deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa wada abaabul ay Alshabaab kaga difaacayaan jiinka Webiga Shabeelle. Ciidanka ayaa la arkayay saacadihii ugu dambeeyay iyagoo dhaq-dhaqaaqyo xooggan ka wada degaanno hoos yimaada Degmada Maxaas iyo degmooyin kale oo dhaca Jiinka wabiga. Goobaha ay haowgalladu ka socdan […]

- Advertisement -

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka ee ka howlgala deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa wada abaabul ay Alshabaab kaga difaacayaan jiinka Webiga Shabeelle.

Ciidanka ayaa la arkayay saacadihii ugu dambeeyay iyagoo dhaq-dhaqaaqyo xooggan ka wada degaanno hoos yimaada Degmada Maxaas iyo degmooyin kale oo dhaca Jiinka wabiga.

- Advertisement -

Goobaha ay haowgalladu ka socdan ayaa waxaa sidoo kale gaaray masuuliyiin kala duwan oo isugu jira Saraakiil Ciidan iyo Xildhibanaanno.

Xildhibaan Maxamed Cabdiqadir oo ka mid ah mudanayaasha Baarlamanka Soomaaliya oo ka mid ah Masuuliyiinta halkaasi gaaray ayaa  ku bogaadiyey saraakiisha hogaamineysa howl galka  guulaha ay gaareen, isaga oo ku dhiiri galiyey inay sii laba jibaaran howlgalada ay kula dagaalamaayaan AL-Shabaab.

 

Latest stories