HomeWararCiidanka Xoogga iyo AL-Shabaab oo ku dagaalamaya Koofurta Mudug

Ciidanka Xoogga iyo AL-Shabaab oo ku dagaalamaya Koofurta Mudug

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Hawlgal Qorshaysan oo ay si Wadajir ah u fulinayaan Ciidanka Xoogga dalka iyo Ciidamada deegaanka ee beelaha Koofurta Mudug ayaa ka socda hawdka Shabeeloow ee Koofurta gobolkaas. Wararka nasoo gaaraya ayaa sheegaya in howgalka oo dhowr jiho ah lagu qaaday dagaaalamayaasha AL-Shabaab ee ku sugnaa degaanada howdka ah ee dhaca koofurta Gobolkaasi. Dagaalka oo dhaxeeya […]

- Advertisement -

Hawlgal Qorshaysan oo ay si Wadajir ah u fulinayaan Ciidanka Xoogga dalka iyo Ciidamada deegaanka ee beelaha Koofurta Mudug ayaa ka socda hawdka Shabeeloow ee Koofurta gobolkaas.

Wararka nasoo gaaraya ayaa sheegaya in howgalka oo dhowr jiho ah lagu qaaday dagaaalamayaasha AL-Shabaab ee ku sugnaa degaanada howdka ah ee dhaca koofurta Gobolkaasi.

- Advertisement -

Dagaalka oo dhaxeeya Ciidanka Xoogga iyo kuwa degaanka oo isku dhinac ah iyo AL-Shabaab ayaa wali socda, waxaana saraakiisha Ciidanka ay sheegeen in ay khasaare gaarsiiyeen AL-Shabaab.

La soco wixii kusoo kordha

Latest stories