HomeWararMidowga Yurub oo ku adkeystay go’aankoodii ahaa Taageeridda Ukraine

Midowga Yurub oo ku adkeystay go’aankoodii ahaa Taageeridda Ukraine

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxa arrimaha debedda ee Midawga Yurub Josep Borell ayaa Isniintii sheegay in ururkoodu uu weli ku adkaysanayo taageerada uu u hayo Ukraine, isagoo ku dhawaaqay deeq cusub oo gaadhaysa illaa $5.25 billion oo dollar oo ay u fidinayaan Kyiv sannadka 2024. Borell ayaa deeqdan ku dhawaaqay intii uu socday shir jaraa’id oo ay wada qabteen […]

- Advertisement -

Madaxa arrimaha debedda ee Midawga Yurub Josep Borell ayaa Isniintii sheegay in ururkoodu uu weli ku adkaysanayo taageerada uu u hayo Ukraine, isagoo ku dhawaaqay deeq cusub oo gaadhaysa illaa $5.25 billion oo dollar oo ay u fidinayaan Kyiv sannadka 2024.

Borell ayaa deeqdan ku dhawaaqay intii uu socday shir jaraa’id oo ay wada qabteen wasiirka arrimaha debedda ee Ukraine Dmystro Kuleba. Wasiirada arrimaha debedda ee Midawga Yurub ayaa kulankoodii ugu horreeyey ku yeeshay Kyiv, si ay taageero ugu muujiyaan Ukraine.

- Advertisement -

Kulankii ka dhacay Kyiv Isniintii, madaxa arrimaha debedda ee Midawga Yurub ayaa ku tilmaamay inuu ahaa mid taariikhi ah, kaas oo ay xulafada reer Galbeedku ay hareer istaageen Ukraine xilli ay ku jiro xaalad adag.

Doorasho ka dhacday dalka Slovakia, oo xubin ka ah Midawga Yurub iyo Isbahaysiga NATO, waxaa ku guulaystay musharax taageersan Ruushka, halka golaha sharci-dejinta ee Maraykankuna ay miisaaniyadda si ku meel gaadh ah uga saareen, lacago loo qoondeeyey Ukraine.

Latest stories