HomeWararTaliyaha Ciidanka Dhulka oo gaaray Biyacadde iyo ujeedka socdaalkiisa

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo gaaray Biyacadde iyo ujeedka socdaalkiisa

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka ayaa gaaray degaanno iyo fariisimo ay Ciidanka Millateriga ku leeyihiin Gobolka Shabbeellaha dhexe ee Maaamulka Hirshabeelle. Masuuliyiinta ayaa gaaray degaanka Biyacadde oo ka tirsan Gobolka Shabbeellaha dhexe, halkaasi oo fariisimo waa weyn ay ku leeyihiin Ciidanka Xoogga dalka, waxaana Saraakiisha halkaasi gaaray hoggaaminayay Taliyaha Ciidanka dhulka. Taliyaha ciidanka dhulka […]

- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka ayaa gaaray degaanno iyo fariisimo ay Ciidanka Millateriga ku leeyihiin Gobolka Shabbeellaha dhexe ee Maaamulka Hirshabeelle.

Masuuliyiinta ayaa gaaray degaanka Biyacadde oo ka tirsan Gobolka Shabbeellaha dhexe, halkaasi oo fariisimo waa weyn ay ku leeyihiin Ciidanka Xoogga dalka, waxaana Saraakiisha halkaasi gaaray hoggaaminayay Taliyaha Ciidanka dhulka.

- Advertisement -

Taliyaha ciidanka dhulka xogga dalka Soomaliyeed G/ sare dayax Cabdi Cabddulle waxaa socdaalka ku weheliyay  Masuuliyiin kale.

Saraakiil ka tirsan xoogga dalka oo fadhigodu yahay deegaanka Biyacadde ayaa halkaas ku soo dhaweeyay Wefdiga taliyaha, ujeedka socdaalka ayaana ah dardar galinta howlgalka ka dhanka ah AL-Shabaab.

Latest stories