HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo cambaareeyay qaraxa ka dhacay Ankara

Madaxweyne Xasan Sheekh oo cambaareeyay qaraxa ka dhacay Ankara

Date:

Related stories

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Madaxweyne Xasan oo tababar u soo xiray saraakiil

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray saraakiil ka qalin jebiyay Dugsiga TURKSOM, isagoo ku bogaadiyay dadaalkooda iyo adkaysigooda.

Dowladda iyo Mucaaradka oo isku afgartay wadahadal

Dowladda Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sii wado wadahallada ku saabsan hannaanka doorashooyinka, iyadoo la hiigsanayo in shacabku si toos ah uga qayb qaataan doorashooyinka.

Wasiir Soomaali oo kulan la yeeshay Bangiga Adduunka

Wasiirka Isgaarsiinta Maxamed Soomaali oo Geneva kulan la yeeshay Bangiga Adduunka, isagoo ka hadlay Qorshaha Qaran ee DPI iyo iskaashiga caalamiga ah.

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si adag u cambaareeyay qaraxii shalay ka dhacay magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga. Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in isaga iyo dadweynaha Soomaaliyeedba ay garab taagan yihiin Dawladda iyo Shacbiga Turkiga, isagoo intaa ku daray in ficilladan fulaynimada ah kaliya looga danleeyahay in lagu wax yeeleeyo dad aan waxba […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si adag u cambaareeyay qaraxii shalay ka dhacay magaalada Ankara ee caasimadda dalka Turkiga.

Madaxweyne Xasan ayaa sheegay in isaga iyo dadweynaha Soomaaliyeedba ay garab taagan yihiin Dawladda iyo Shacbiga Turkiga, isagoo intaa ku daray in ficilladan fulaynimada ah kaliya looga danleeyahay in lagu wax yeeleeyo dad aan waxba galabsan, wadajirna loogu istaago ka hortagga argagixisada.

- Advertisement -

Shalay ayaa waxa uu qarax ka dhacay meel u dhow xarunta Barlamaanka Turkiga ee magaalada Ankara kaas oo ahaa “Weerar Argagixiso” oo ay ku dhaawacmeen labo askari oo ka tirsan booliska, sida uu sheegay wasiirka arrimaha gudaha ee wadanka Turkiga.

Latest stories