HomeWararDuqii hore ee Muqdisho Cali Ugaas Cabdulle oo geeriyooday

Duqii hore ee Muqdisho Cali Ugaas Cabdulle oo geeriyooday

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Allah ha u naxariiste, waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday nabaddoon iyo siyaasi Cali Ugaas Cabdulle, sida ay xaqiijiyeen ehelkiisa iyo mas’uuliyiinta dowladda federaalka. Cali Ugaas Cabdulle ayaa muddoonyinkan ku xanuunsanaa magaalada Muqdisho, wuxuuna ku geeriyooday Isbitaalka Digfeer. Allah ha u naxariisto Cali Ugaas Cabdulle ayaa sidoo horey usoo noqday Duqa magaalada Muqdisho, intii u […]

- Advertisement -

Allah ha u naxariiste, waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday nabaddoon iyo siyaasi Cali Ugaas Cabdulle, sida ay xaqiijiyeen ehelkiisa iyo mas’uuliyiinta dowladda federaalka.

Cali Ugaas Cabdulle ayaa muddoonyinkan ku xanuunsanaa magaalada Muqdisho, wuxuuna ku geeriyooday Isbitaalka Digfeer.

- Advertisement -

Allah ha u naxariisto Cali Ugaas Cabdulle ayaa sidoo horey usoo noqday Duqa magaalada Muqdisho, intii u dhaxeysay 1987-1990, xilligii dowladdii Kacaanka.

Geerida Cali Ugaas ayaa waxaa ka tacsiyeeyey mas’uuliyiin dhowr ah oo ay ka mid yihiin Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) iyo Ra’iisul Wasaarayaashii hore ee Soomaaliya  Xasan Cali Kheyre iyo Maxamed Xuseen Rooble.

Duqa Muqdisho Yuusuf Madaale ayaa tilmaamay in Marxuumka “uu kaalin weyn kasoo qaatay Nabadeynta, isku keenida ummada Soomaaliyeed iyo dib u yagleelida dowlad-dhiska Soomaaliya.”

Latest stories