HomeWararAqoonsiyada Baasabooro Soomaali iyo Turki oo laga helay Doon ku caarisay Israel

Aqoonsiyada Baasabooro Soomaali iyo Turki oo laga helay Doon ku caarisay Israel

Date:

Related stories

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026

Rodri oo ku guulaystay abaalmarinta Golden Ball ee Koobka Adduunka 2026, isagoo Spain ku hoggaamiyay guushii ay ka gaareen Argentina. Wuxuu noqday ciyaaryahanki 4aad ee taariikhda ku guulaysta Koobka Adduunka

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigtay finalka Koobka Adduunka 2026

Shakira oo bandhig cajiib ah ka dhigaysa finalka Koobka Adduunka 2026, iyadoo ku soo bandhigtay heesta "Dai Dai" ay weheliyaan Burna Boy, Madonna, Justin Bieber iyo Ghetto Kids

Ferran Torres: Spain waxay leedahay 26 hoggaamiye Koobka Adduunka 2026

Ferran Torres oo sheegay in xulka Spain uu leeyahay 26 hoggaamiye, isagoo xasuusiyay koobkii 2010-kii iyo David Villa. Akhri wararka cusub ee Koobka Adduunka 2026.

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Maamulayaasha Israel ayaa sheegay maanta oo Axad ah inay Dooni aysan cidna la soconin ku soo caarisay xuduud-baddeedka Israel ee Badda Mediterranean Sea, gaar ahaan Xeebaha magaallada loo dalxiis tago ee Netanya oo ku taalla Bartamaha Israel. Ciiddanka Difaaca Israel ee IDF ayaa baarayo Qaabka ay Doonidaasi aan lala soconin ku soo gashay xuduud-baddeedka Israel. […]

- Advertisement -

Maamulayaasha Israel ayaa sheegay maanta oo Axad ah inay Dooni aysan cidna la soconin ku soo caarisay xuduud-baddeedka Israel ee Badda Mediterranean Sea, gaar ahaan Xeebaha magaallada loo dalxiis tago ee Netanya oo ku taalla Bartamaha Israel.

Ciiddanka Difaaca Israel ee IDF ayaa baarayo Qaabka ay Doonidaasi aan lala soconin ku soo gashay xuduud-baddeedka Israel.

- Advertisement -

Qoraal ka soo baxay  Ciiddanka Difaaca Israel ee IDF ayaa lagu sheegay in Doonida laga helay ilaa 8 Dukumentiyo Baasabooro Somali iyo kuwo Turkish ah, cunto iyo biyo.

Wararka waxay kaloo sheegeen in ugu yaraan mid ka mid ah Aqoonsiga Dukumentiyada la helay uu ahaa ilmo yar oo ka mid ah dadka la la’ yahay ee la socday Doonida soo caarisay.

Maamulayaasha Israel waxay kaloo cabsi ka muujiyeen in laga yaabo inay maydadka Muhaajiriintii la socday Doonidaasi ay ku soo tufi doonto Badda, kadib, Doonidii soo caarisay.

Latest stories