HomeWararRW ku-xigeenka Xukuumadda oo Maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb

RW ku-xigeenka Xukuumadda oo Maanta gaaray Magaalada Dhuusamareeb

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Maamulka Galmudug ayaa waxaa gaaray wafdi uu hoggaaminayay Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac Wafdiga Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb uga hortagay oo kusoo dhaweeyay Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Galmudug Cali Daahir Ciid iyo mas’uuliyiin ka tirsan labada Golle ee Maamulkaas. Saalax […]

- Advertisement -

Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Maamulka Galmudug ayaa waxaa gaaray wafdi uu hoggaaminayay Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ahna Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac

Wafdiga Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ayaa waxaa Garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb uga hortagay oo kusoo dhaweeyay Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Galmudug Cali Daahir Ciid iyo mas’uuliyiin ka tirsan labada Golle ee Maamulkaas.

- Advertisement -

Saalax Axmed Jaamc, Kusimaha Ra’iisul Wasaaraha ayaa inta uu joogo caasimadda Galmudug waxa uu kulamo la qaadan doonaa Madaxda Qaranka oo uu horreeyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxda Galmudug.

Wafdiga la socday Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka ayaa waxaa qeyb ka ahaa Wasiirka Maaliyadda Somalia Biixi Iimaan Cige iyo Wasiir Dowlaha Xafiiska Raisalwasaraha mudane Xirsi Gani Lataliyaha Amniga Ra’iisul Wasaraha Kamaal Gutaale iyo mas’uliyiin kale.

Latest stories