HomeWararMaxkamadda G/Banaadir oo Maanta ku dhawaaqeysa xukunka Mas'uuliyiin loo heysto musuq

Maxkamadda G/Banaadir oo Maanta ku dhawaaqeysa xukunka Mas’uuliyiin loo heysto musuq

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Maanta oo khamiis ah lagu wadaa inay ku dhawaaqdo xukunka 11 eedeysane oo loo haysto musuq-maasuq iyo xatooyo xoolo dadweyne. Xubnaha eedeysanayaasha ah oo xillal kala duwan ka hayay Wasaaraddo iyo Hay’addo kuwa dawladda ah, ayaa Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranku ku soo eedeeyay Musuq-Maasuq iyo dayacaad masuuliyadeed, been abuur […]

- Advertisement -

Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Maanta oo khamiis ah lagu wadaa inay ku dhawaaqdo xukunka 11 eedeysane oo loo haysto musuq-maasuq iyo xatooyo xoolo dadweyne.

Xubnaha eedeysanayaasha ah oo xillal kala duwan ka hayay Wasaaraddo iyo Hay’addo kuwa dawladda ah, ayaa Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranku ku soo eedeeyay Musuq-Maasuq iyo dayacaad masuuliyadeed, been abuur dukumenti, iyo ku Takrifal hanti dadweyne.

- Advertisement -

Dhagaysiga dacwadda 11 ka eedeysane loo haystay ayaa la soo gabagabeeyay, waxana maanta lagu dhawaaqi doonaa xukunka raggan, iyadoona laga  dhowrsugayo xukunka Guddoomiyaha Maxkamadda Saalax Dabaan.

Maxkamadda ayaa waxaa sidoo kale horyaala kiisaska eedeysanayaal farabadan oo loo heysto musuq-maasuq iyo xatooyo xoolo dadweyne, kuwaasi oo uu dacwad kasoo gudbiyay Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka.

Latest stories