HomeWararQarax Khasaare gaystay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Qarax Khasaare gaystay oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Faah faahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax khasaare dhaliyay oo goordhaweyd ka dhacay Magaalada Muqdisho. Qarax oo ahaa nuuca miinada dhulka lagu aaso ayaa wararkuw axa ay  in si gaar ah uu uga dhacay  laamiga dheer ee aada xarunta degmada Dayniile, gaar ahaan halka loo yaqaan Guutaale. Qarax oo jugtiisa si weyn looga maqlay […]

- Advertisement -

Faah faahinno dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax khasaare dhaliyay oo goordhaweyd ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Qarax oo ahaa nuuca miinada dhulka lagu aaso ayaa wararkuw axa ay  in si gaar ah uu uga dhacay  laamiga dheer ee aada xarunta degmada Dayniile, gaar ahaan halka loo yaqaan Guutaale.

- Advertisement -

Qarax oo jugtiisa si weyn looga maqlay qaybo badan oo caasimadda ka mid ah ayaa wararka aynu helnayw axaa ay sheegayaan in eegtay gaari uu la socday taliyaha hay’adda Nabad sugida degmada Dayniile Cabdiraxman Cali Waqooyi, kaasi oo goorta Qaraxu dhacay wadada marayay, sida ay sheegeen dad goobjoogayaal ah.

Qaraxa oo gaaariga Taliyaha waxyeello gaarsiiyay ayaa lasoo sheegayaa in Taliyaha uu ka bad baaday, waxaana  uu ku dhaawacmay hal askari oo kamid ahaa ilaalada taliyaha iyo qof kale oo shacab ah.

Laamaha ammaanka degmada wali wax war ah kama soo saarin Qaraxaasi, mana jirto faah faahin intaa ka dheeri ah oo laga helay Qaraxaasi goordhaweyd ka dhacay degmada Dayniile Cabdiraxman Cali Waqooyi.

- Advertisement -

 

 

Latest stories