HomeWararHowgallo lagu dilay Xubno ka tirsan AL-Shabaab oo ka dhacay Galgaduud

Howgallo lagu dilay Xubno ka tirsan AL-Shabaab oo ka dhacay Galgaduud

Date:

Related stories

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Cabinet reshuffles senior diplomats, appoints new trade chief

Somalia's Council of Ministers, chaired by the federal government,...

‘We lost it ourselves’: Abiy admits internal flaws cost Ethiopia Red Sea

Prime Minister Abiy Ahmed has renewed his government’s argument...

Maersk announces new Turkey-Somalia container surcharge

Maersk, one of the world's largest container shipping companies,...

Somalia, China sign duty-free fishery trade deal

Somalia has secured duty-free access for its fishery products...

Ciidanka Xoogga dalka ayaa Maalmihii lasoo dhaafay waxaa ay howgallo Culus ka sameeyeen degmooyin iyo degaanno dhaca koofurta Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug. Ciidanka ayaa howgalladaasi ay sameeyen kusoo qabtay Xubno la sheegay inay AL-Shabaab yihiin, waxaana si gaar ah howgalladaasi ka dhaceen deegaanka Bulacle ee gobolka Galgaduud. Waxaana Saraakiisha Ciidanka horkacaysa ay intaa ku […]

- Advertisement -

Ciidanka Xoogga dalka ayaa Maalmihii lasoo dhaafay waxaa ay howgallo Culus ka sameeyeen degmooyin iyo degaanno dhaca koofurta Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug.

Ciidanka ayaa howgalladaasi ay sameeyen kusoo qabtay Xubno la sheegay inay AL-Shabaab yihiin, waxaana si gaar ah howgalladaasi ka dhaceen deegaanka Bulacle ee gobolka Galgaduud.

- Advertisement -

Waxaana Saraakiisha Ciidanka horkacaysa ay intaa ku dareen in ay dileen dagaalameyaal ka tirsan Alshabaab, halka mid kalena nolosha lagu qabtay, sidoo kale waxaa Ciidanka xoogga ay gacanta ku dhigeen Mooto FEKON ah iyo hal qori oo AK47 ah.

Saraakiisha hoggaamineysay ciidanka fuliyey howlgalkaas ayaa warbaahinta qaranka u sheegay in kooxdaas oo 8 dagaalame ahaa ay dhulka howdka ah ee deegaanka Bulacle ay kula dagaalameen ciidanka xoogga iyo kuwa degaanka, isla markaana ay ku guuleystaleen inay dilaan seddax ka mid ah Alshabaab.

Saraakiil ka kala tirsan ciidanka deegaanka, hey’adda NISA, xoogga dalka iyo masuuliyiin uu hoggaaminayo guddoomiyaha Dhuusamareeb Macalin Cabdiraxmaan Geedaqorow ayaa gaaray deegaanka Bulacle oo lagu soo bandhigay meydka iyo maxbuuska alsjabaab.

Latest stories