HomeWararGuddoomiyaha  Baarlamaanka Hirshabelle oo gaaray Dhuusomareeb

Guddoomiyaha  Baarlamaanka Hirshabelle oo gaaray Dhuusomareeb

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Guddoomiyaha Baarlamaanka Dolwadda Hirshabelle Dr Abdulhakim Lukman Haaji iyo wafdi sare uu hogaaminaayo ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Dowladda Galmudug. Guddoomiye Luqmaan iyo wafdigiisa waxaa si diiran magaalada Dhuusomareeb ugu soo dhaweeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug iyo masuuliyiin ka tirsan labada golle ee maamulka Galmudug.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Baarlamaanka Dolwadda Hirshabelle Dr Abdulhakim Lukman Haaji iyo wafdi sare uu hogaaminaayo ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusomareeb ee caasimada Dowladda Galmudug.

Guddoomiye Luqmaan iyo wafdigiisa waxaa si diiran magaalada Dhuusomareeb ugu soo dhaweeyay Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug iyo masuuliyiin ka tirsan labada golle ee maamulka Galmudug.

Latest stories