HomeWararMas’uuliyiin oo kormeeray Ciidanka koofurta Mudug kula dagaalamaya AL-Shabaab

Mas’uuliyiin oo kormeeray Ciidanka koofurta Mudug kula dagaalamaya AL-Shabaab

Date:

Related stories

44 Somalis Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

Wasiirada arrimaha gudaha, Kalluumaysiga, Xildhibaano ka Tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Galmudug iyo masuuliyiin kale ayaa kormeer dhiirigalin ah ugu tagay Ciidamada AL-Shabaab kula dagaalamaya duleedka degaanka Shabeellow ee koonfurta Gobolka Mudug. Masuuliyiintaan heer Federaal iyo heer dowlad Goboleed ayaa saraakiisha ciidamada la qaatay kulan lagu gorfeeyey dagaalka lagula jiro Al-shabaab, muddada loo qorsheeyey in […]

- Advertisement -

Wasiirada arrimaha gudaha, Kalluumaysiga, Xildhibaano ka Tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Galmudug iyo masuuliyiin kale ayaa kormeer dhiirigalin ah ugu tagay Ciidamada AL-Shabaab kula dagaalamaya duleedka degaanka Shabeellow ee koonfurta Gobolka Mudug.

Masuuliyiintaan heer Federaal iyo heer dowlad Goboleed ayaa saraakiisha ciidamada la qaatay kulan lagu gorfeeyey dagaalka lagula jiro Al-shabaab, muddada loo qorsheeyey in degaanada Galmudug looga soo soo horjeedo Al-shabaab, iyadoo ciidamada iyo Saraakiisha Hogaamineysa looga mahadceliyay guula ay gaareen Ciidanka qaranka.

- Advertisement -

Howlgalka ka socda Koonfurta Gobolka Mudug ayaa laga gaaray guulo ballaaran iyadoo laga xoreeyey degaano badan oo ka tirsan koonfurta Mudug.

Latest stories