HomeWararAskar u dhalatay dalka Baxrayn oo la dilay iyo qaar kale oo...

Askar u dhalatay dalka Baxrayn oo la dilay iyo qaar kale oo la dhaawacay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wakaallada Wararka dalka Baxrayn ee BNA ayaa sheegtay in 2 Askari la dilay, dhowr kalena lagu dhaawacay Duqeyn ay Diyaaradaha Darooniska ka geysteen Koonfurta dalka Sacuudiga. Kooxda Hubeysan ee Xuutiyiinta ayaa la sheegay inay geysteen Weerarkaasi lagu dilay Askarta Baxrayn ee qeybta ka ahaa Isbahaysiga Milliteri ee Hawlgallada Sacuudiga ee Yemen. Labada Askari ee u […]

- Advertisement -

Wakaallada Wararka dalka Baxrayn ee BNA ayaa sheegtay in 2 Askari la dilay, dhowr kalena lagu dhaawacay Duqeyn ay Diyaaradaha Darooniska ka geysteen Koonfurta dalka Sacuudiga.

Kooxda Hubeysan ee Xuutiyiinta ayaa la sheegay inay geysteen Weerarkaasi lagu dilay Askarta Baxrayn ee qeybta ka ahaa Isbahaysiga Milliteri ee Hawlgallada Sacuudiga ee Yemen.

- Advertisement -

Labada Askari ee u dhashay dalka Baxrayn ee la  dilay ayaa kala ahaa Sarkaal iyo Askari darajo hoose ahaa.

Latest stories