HomeWararQoorqoor oo Booqday Ehelada Askarigii ka hor tagay Weerarkii ismiidaaminta ahaa

Qoorqoor oo Booqday Ehelada Askarigii ka hor tagay Weerarkii ismiidaaminta ahaa

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo  ku laabtay caasimadda Dhuusamarreeb ayaa booqday gurigii uu ka baxay Axmed Fiiqane Shiikh Maxamuud oo ahaa Askarigii ka hor tagay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee la doonayay in  lagu qarxiyo Madaxweynaha iyo wafdi la socday.. Madaxweynaha ayaa  labada waalid ee dhalay mujaahid Axmed Fiiqane uga mahadceliyay geesinninamada […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo  ku laabtay caasimadda Dhuusamarreeb ayaa booqday gurigii uu ka baxay Axmed Fiiqane Shiikh Maxamuud oo ahaa Askarigii ka hor tagay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee la doonayay in  lagu qarxiyo Madaxweynaha iyo wafdi la socday..

Madaxweynaha ayaa  labada waalid ee dhalay mujaahid Axmed Fiiqane uga mahadceliyay geesinninamada ay ku barbaariyeen wiilkooda, isagoo Eebbe uga baryay inuu ku irsaaqo naxariistiisa.

- Advertisement -

Booqashada Madaxweynaha waxaa qeyb ka ahaa Madaxweyne ku xigeenka Dowlad goboleedka Galmudug mudane Cali Daahir ciid iyo guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Nuur Gacal.

Latest stories