HomeWararDagaal u dhexeeya Ciidanka Xoogga iyo AS oo ka socda Dhagaxdheer iyo...

Dagaal u dhexeeya Ciidanka Xoogga iyo AS oo ka socda Dhagaxdheer iyo Daaday

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Dagaal u dhexeeya ciidanka xoogga dalka, kuwa daraawiishta Maamulka iyo ciidanka deegaanka ee macwiisleyda ayaa ka socda Dhagaxdheer iyo Daaday oo hoostaga Caad, dagaalkan ayaa ka bilowday weerar lagu qaaday goob ay ku sugnaayeen Al-Shabaab. Wararka la helayo ayaa sheegaya in dagaalka xooggiisa uu ka socda dhulka howdka ah ee deegaankaas, waxaana ka dhashay khasaaro […]

- Advertisement -

Dagaal u dhexeeya ciidanka xoogga dalka, kuwa daraawiishta Maamulka iyo ciidanka deegaanka ee macwiisleyda ayaa ka socda Dhagaxdheer iyo Daaday oo hoostaga Caad, dagaalkan ayaa ka bilowday weerar lagu qaaday goob ay ku sugnaayeen Al-Shabaab.

Wararka la helayo ayaa sheegaya in dagaalka xooggiisa uu ka socda dhulka howdka ah ee deegaankaas, waxaana ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawac oo dhinacyada kala gaaray, inkastoo aan la xaqiijin weli khasaaraha rasmiga ah ee jira.

- Advertisement -

Wasiir ku xigeenka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-cadaala oo la hadlay warbaahinta ku hadasha Afka dowladda ayaa u sheegay in dagaalka khasaaro lagu gaarsiiyay  Al-Shabaab, waa sida uu hadalka u dhigay

Howlgallo burburin ah ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay Ciidanka xooggan ka wadeen Gobollada Mudug iyo Galgaduud, waxaana halkaas loo dilay in ka badan 70 dagaalame iyo saraakiil AS ka tirsaneyd, sida ay sheegeen saraakiisha ciidanka dowladda

Latest stories