HomeWararRW Xamse Barre oo si kulul uga hadlay Qaraxii ka dhacay Baladweyne

RW Xamse Barre oo si kulul uga hadlay Qaraxii ka dhacay Baladweyne

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyay shacabka Soomaaliyeed ee Maanta ku naf-waayay qarax Is-miidaamin ahaa oo maanta ka dhacay magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Ra’iisul Wasaaraha oo Qoraal soo saaray ayaa waxaa uu ku tilmaamay Qaraxa Beledweyne ka dhacay fal argagixiso oo fuleynimo ah oo lagu beegsaday shacabka, kaasi oo dhaliyay […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka tacsiyeeyay shacabka Soomaaliyeed ee Maanta ku naf-waayay qarax Is-miidaamin ahaa oo maanta ka dhacay magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Ra’iisul Wasaaraha oo Qoraal soo saaray ayaa waxaa uu ku tilmaamay Qaraxa Beledweyne ka dhacay fal argagixiso oo fuleynimo ah oo lagu beegsaday shacabka, kaasi oo dhaliyay khasaaro isugu jiray dhimasho iyo dhaawac iyo burbur baaxad leh.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa Allaah (SWT) uga baryay inta ku shahiidday qaraxa Beledweyne inuu jannadii Fardowso ka waraabiyo, inta ku dhaawacantayna caafimaad degdeg ah siiyo.

Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxaan ka dhacay magaalada Beledweyne ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan illaa 10 qof, halka ay ku dhaawacmeen 20 kale oo u badan dad shacab ah oo aan waxba galabsan.

Si kastaba Beledweyne ayaa waxaa horay weeraro xoogan oo qaraxyo ah uga fulisay Al-Shabaab, waxaana ku geeriyooday dad farabadan oo isugu jiray Askar, saraakiil ciidan, mas’uuliyiin iypo dad shacab ah.

Latest stories