HomeWararPuntland oo Maanta xukuno kala duwan ku riday xubno ka tirsan Daacish

Puntland oo Maanta xukuno kala duwan ku riday xubno ka tirsan Daacish

Date:

Related stories

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamada darajada 1-aad ee Ciidamada qalabka Sida ee Shanta Gobol iyo dambiyada culus ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta oo sabti ah waxa ay 3 nin oo ka tirsan Daacish ku riday xukuno kala duwan. Ragga lasoo qabtay ayaa waxaa lagu eedeeyay inay falal amni darro ka wadeen qeybo kamid ah Puntland, kuwaasi oo Maxkamadda […]

- Advertisement -

Maxkamada darajada 1-aad ee Ciidamada qalabka Sida ee Shanta Gobol iyo dambiyada culus ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa Maanta oo sabti ah waxa ay 3 nin oo ka tirsan Daacish ku riday xukuno kala duwan.

Ragga lasoo qabtay ayaa waxaa lagu eedeeyay inay falal amni darro ka wadeen qeybo kamid ah Puntland, kuwaasi oo Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada Puntland la horgeeyay, kadib markii ay qirteen dembiyada lagu helay.

- Advertisement -

Maxkamada ciidamada Qalabka ayaa ku xukuntay,

1-Salman Faarax Mohamed 15 sano oo xarig ah,

2-Abdullahi Shire Mohamud oo ahaa Nabadoon Daacishta damiinta waxaa lagu xukumay  5 sano,

- Advertisement -

3- Mohamed Ahmed Mohamud waxaa lagu xukumay 10 Sano oo Xarig ah.

Fadhiga Maxkamaddeynta raggaan ka tirsan Daacish ayaa waxa goobjoog ahaa saraakiisha sar sare ee Maxkamada darajada 1-aad ee Ciidamada qalabka Sida ee Shanta Gobol iyo dambiyada culus ee dowlad Goboleedka Puntland

Latest stories