HomeWararGuudlaawe oo War kasoo saaray Qaraxii khasaaraha badan dhaliyay ee Baladweyne

Guudlaawe oo War kasoo saaray Qaraxii khasaaraha badan dhaliyay ee Baladweyne

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa ka tacsiyeeyay shacabkii Soomaaliyeed ee ku naf waayay qaraxii Maanta Al-Shabaab ay ka geeysteen Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Madaxweynaha ayaa Alle uga baryay dadkii shacabka ahaa iyo ciidankii ka hortagay weerarkaas bahalnimo ee ku dhimatay qaraxa in uu hoygooda ka yeelo Jannatul Firdowsa, inta ku dhaawacantayna […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe ayaa ka tacsiyeeyay shacabkii Soomaaliyeed ee ku naf waayay qaraxii Maanta Al-Shabaab ay ka geeysteen Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Madaxweynaha ayaa Alle uga baryay dadkii shacabka ahaa iyo ciidankii ka hortagay weerarkaas bahalnimo ee ku dhimatay qaraxa in uu hoygooda ka yeelo Jannatul Firdowsa, inta ku dhaawacantayna caafimaad degdeg ah siiyo.

- Advertisement -

Inta la xaqiijiyay waxaa qaraxaan ka dhacay magaalada Beledweyne ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan illaa 10 qof, halka ay ku dhaawacmeen 20 kale oo u badan dad shacab ah oo aan waxba galabsan.

Si kastaba Beledweyne ayaa waxaa horay weeraro xoogan oo qaraxyo ah uga fulisay Al-Shabaab, waxaana ku geeriyooday dad farabadan oo isugu jiray Askar, saraakiil ciidan, mas’uuliyiin iypo dad shacab ah.

Latest stories