HomeWararFaah faahin kasoo baxeysa Qaraxii Is-miidaaminta ee ka dhacay Baladweyne

Faah faahin kasoo baxeysa Qaraxii Is-miidaaminta ee ka dhacay Baladweyne

Date:

Related stories

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

When Cash Failed, Connection Became Currency

When cash failed in Somalia, connection became currency. How mobile money helped rebuild trust, access, and resilience and why EVC Plus became more than a payment method. Read the full story.

Journalists union raps Puntland authorities over arrest of reporter

The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) has mounted...

Qarax dhawaqa jugtiisa laga maqlay qaybo kamida magaalada Beledweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa maanta abbaare duhurradii ka dhacay bar kontorool oo ahayd meel aad u mashquul badan. Qaraxa oo loo adeegsaday gaari xamuul ah oo lagaasoo buuxiyay walxaha qarxa ayaa ku qarxay goobta iyadoo uu ka dhashay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Illaa […]

- Advertisement -

Qarax dhawaqa jugtiisa laga maqlay qaybo kamida magaalada Beledweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa maanta abbaare duhurradii ka dhacay bar kontorool oo ahayd meel aad u mashquul badan.

Qaraxa oo loo adeegsaday gaari xamuul ah oo lagaasoo buuxiyay walxaha qarxa ayaa ku qarxay goobta iyadoo uu ka dhashay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

- Advertisement -

Illaa tobaneeyo ruux ayaa la sheegayaa in ay ku geerodeen halka dhaawacana la sheegay in uu kor u dhaafayo labaatan ruux.

Qaraxaan ayaa waxyelleeyay dhismeyaal ganacsi oo aagga ka dhowaa iyadoo la sheegay in uu saameeyn ku yeeshay qaar kamida guryihii agagaarka halka uu weerarku ka dhacay.

Baledweyne waa magaalada labaad ee kooxda Shabaab ka fuliso qaraxyada Ismiidaaminta ah ee ugu khasaaraha badan marka laga reebo magaalada Caasimada ah ee Muqdisho.

- Advertisement -

Masuuliyiin uu kamid yahay reysal wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa ka tacsiiyay weerarka.

Latest stories