HomeWararDowladda Kenya oo Amartay in toogasho lagu dilo koox hubeysan

Dowladda Kenya oo Amartay in toogasho lagu dilo koox hubeysan

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Wasiirka amniga Kenya, Kithure Kindiki, ayaa soo saaray amar toogasho ah oo lagu dilayo dambiilayaasha bartilmaameedsada saraakiisha sharciga ee ku sugan waqooyi-galbeed ee dalkaasi. Kithure Kindiki ayaa ku celiyay sida ay dowladda uga go’an tahay in ay nidaam ku soo dabaalaan qeybo ka mid ah gobolka Rift Valley ee xuduudka la leh Koonfurta Suudaan Amarka […]

- Advertisement -

Wasiirka amniga Kenya, Kithure Kindiki, ayaa soo saaray amar toogasho ah oo lagu dilayo dambiilayaasha bartilmaameedsada saraakiisha sharciga ee ku sugan waqooyi-galbeed ee dalkaasi.

Kithure Kindiki ayaa ku celiyay sida ay dowladda uga go’an tahay in ay nidaam ku soo dabaalaan qeybo ka mid ah gobolka Rift Valley ee xuduudka la leh Koonfurta Suudaan

- Advertisement -

Amarka ayaa la bixiyay maalin kadib markii kooxo hubeysan ay weerar ku dileen saddex qof.

Muddo sanado ah, weerarrada burcadda iyo dhaca lo’da ayaa sabab u ahaa xasillooni darrada waqooyi-galbeed ee Kenya.

Horaantii sanadkan, ciidanka ayaa loo diray deegaanka si ay wax uga qabtaan shabakadaha dambiilayaasha ee xuduudka isaga gudba ka dib markii dhowr qof lagu dilay xoolona laga dhacay.

Latest stories