HomeWararDEG DEG: Qarax Is-miidaamin ah oo Goor dhow ka dhacay Magaalada Baladweyne

DEG DEG: Qarax Is-miidaamin ah oo Goor dhow ka dhacay Magaalada Baladweyne

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

War goordhow naga soo gaaray magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi uu daqiiqo kahor ka dhacay qarax xooggan oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa. Jugta qaraxa ayaa siweyn looga maqlay inta badan xaafadaha magaalada Baladweyne, waxaana qaraxa kadib xigtay rasaas tiro badan oo isku daba-dhacday, sida ay kusoo […]

- Advertisement -

War goordhow naga soo gaaray magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi uu daqiiqo kahor ka dhacay qarax xooggan oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa.

Jugta qaraxa ayaa siweyn looga maqlay inta badan xaafadaha magaalada Baladweyne, waxaana qaraxa kadib xigtay rasaas tiro badan oo isku daba-dhacday, sida ay kusoo warramayaan qaar kamid ah dad ku sugan bartamaha magaalada oo Dalsan la hadlay.

- Advertisement -

Uuro madow ayaa cirka isku shareertay, ciidamo farabadan ayaa durbadii isku gadaamay aaga uu qaraxu Is-miidaaminta ahaa ka dhacay. Gaadiidka gurmadka deg dega ah ayaa kusii qul-qulaya goobta qaraxa.

Weli lama oga khasaaraha ka dhashay qaraxa ka dhacay magaalada  Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

 

- Advertisement -

La soco wixii kusoo kordha Insha-Allaah 

Latest stories