HomeWararGuddoomiye Madaale iyo Xildhibaanno oo gaaray degaanka Daaru-nimca

Guddoomiye Madaale iyo Xildhibaanno oo gaaray degaanka Daaru-nimca

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Xildhibaano ka tirsan BFS, kan Maamulka Hirshabelle, Saraakiil iyo Mas’uuliyiin kale ayaa gaaray Deegaanka Daaru-nicma ee Gobalka Shabeelaha Dhexe, halkaasi oo ka mid ah deegaanada istiraatiijada ahaa ee laga saaray kooxaha Khawaarijta. Masuuliyiinta ayaa deegaanka Daaru-Nicma ee hoostagta Degmada Ruunirgood […]

- Advertisement -

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo ay wehliyaan Xildhibaano ka tirsan BFS, kan Maamulka Hirshabelle, Saraakiil iyo Mas’uuliyiin kale ayaa gaaray Deegaanka Daaru-nicma ee Gobalka Shabeelaha Dhexe, halkaasi oo ka mid ah deegaanada istiraatiijada ahaa ee laga saaray kooxaha Khawaarijta.

Masuuliyiinta ayaa deegaanka Daaru-Nicma ee hoostagta Degmada Ruunirgood ee Gobolka Shabeelaha Dhexe u tagay sidii ay ugu kuurgali lahaayeen xaaladaha Nololeed iyo Amni, iyadoona goob fagaare ah kula hadlay Ciidamada Xooga dalka iyo kuwa difaaca shacabka ee howlgallada sifeynta Khawaarijta ka wada deegaanadaasi.

Latest stories