HomeWararGuddiga joogtada Aqalka Sare oo kulan la qaatay Senate-ka dalka Kenya

Guddiga joogtada Aqalka Sare oo kulan la qaatay Senate-ka dalka Kenya

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka sare Cali Shacbaan Ibraahim oo hoggaaminqya Guddiga joogtada Aqalka Sare oo maalintii afaraad booqasho rasmi ah ku jooga dalka Kenya, ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga joogtada Senate-ka dalka Kenya. Guddoomiye Cali Shacbaan oo hoggaaminaya guddiga iyo dhiggiisa Kathuri Murungi oo ay wehliyaan xubnaha Guddiyada joogtada Senate-ka Soomaaliya iyo […]

- Advertisement -

Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka sare Cali Shacbaan Ibraahim oo hoggaaminqya Guddiga joogtada Aqalka Sare oo maalintii afaraad booqasho rasmi ah ku jooga dalka Kenya, ayaa maanta kulan la qaatay Guddiga joogtada Senate-ka dalka Kenya.

Guddoomiye Cali Shacbaan oo hoggaaminaya guddiga iyo dhiggiisa Kathuri Murungi oo ay wehliyaan xubnaha Guddiyada joogtada Senate-ka Soomaaliya iyo Kenya, ayaa isdhaafsaday warbixin guud oo la xiriita shaqada Golayaasha iyo guddiyada ay ka kala socdaan, hannaanka ay u shaqo galaan, doorkooda isla xisaabtan, sida ay ku yimaadaan Golayaasha iyo qodobo kale oo muhiim ahaa, iyagoo sidoo kale guddoonka iyo xubnaha guddiyadu ay su’aalo dheeraad ah iska waydiiyeen xagga waayo-aragnimada, shaqada iyo shuruucda.

- Advertisement -

Guddoomiye Cali Shacbaan ayaa uga danbayn uga mahadceliyay guddoonka iyo dhammaan Golaha Senate-ka Kenya soo dhaweynta diirran oo ay u sameeyeen isaga iyo wafdigiisa, waxa uuna tilmaamay in booqashadani miro-dhalka ah iyo kulamadii ay wada qaateen ay horseedi doonto, sii xoojinta wada jirka xagga shaqada, qibrad wadaagga iyo iskaashiga ka dhexeeya Labada laba Gole ee Baarlamaanka Soomaaliya iyo Kenya

Latest stories