HomeCaalamkaLaba gaari oo isku dhacday oo dad badan ay ku dhinteen

Laba gaari oo isku dhacday oo dad badan ay ku dhinteen

Date:

Related stories

Duq magaalo oo Mexico ah oo “guursaday” yaxaas si loo raadiyo barwaaqo

Duqa magaalada San Pedro Huamelula ee Mexico ayaa ka qeybgalay xaflad dhaqameed uu “ku guursaday” yaxaas loo labisay sida aroosad, iyadoo dadka deegaanka ay rumeysan yihiin in munaasabaddan ay keento barwaaqo, roob iyo wax-soo-saar wanaagsan.

Macallin Texas ah oo ooyay ka dib markii ardayda sare ay wax qori wayeen

Macallin ka tirsan dugsi sare oo Texas ah ayaa ilmeynaya kadib markii uu ka hadlay arday 17 iyo 18 jir ah oo weli la tacaalaya xirfadaha aasaasiga ah ee akhriska iyo qorista.

Saynisyahano Japan ah oo lo’ ku rinjiyeeyay si looga hortago duqsi

Saynisyahano Japan ah ayaa lo’ ku rinjiyeeyay xariijimo madow iyo caddaan ah oo u eg zebra, iyadoo tijaabadu muujisay in duqsigii ku degi jiray lo’da uu hoos u dhacay qiyaastii 50%. Tags:

Meta Oo Wajahaysa Dacwad $1.4 Tirilyan Ah

Shirkadda Meta ayaa maxkamad federaal ah kula kulmaysa 29 gobol oo Mareykanka ah, kuwaas oo ku eedeeyay inay Facebook iyo Instagram si ula kac ah uga dhigtay baro dhalinyarada ku dhejiya,

Trump Oo Sharciga U Arka Caqabad Ku Hortaagan Xil Saddexaad

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu jeclaan lahaa inuu mar saddexaad u tartamo xilka madaxweynaha, balse uu qiray in sharciga Mareykanka uu arrintaasi caqabad ku yahay.

Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhintay dalka Koonfur Afrika kadib shil baabuur oo ka dhacay waqooyiga gobolka Limpopo. Dhibanayaasha oo loo malaynayo inay ahaayeen macdan qodayaal waxay saarnaayeen bas kaas oo si toos ah ugu dhacay gaari xamuul ah. Gaariga ayaa waday mid ka mid ah macdanta dheemanka ah ee ugu ballaaran dalkaas oo […]

- Advertisement -

Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhintay dalka Koonfur Afrika kadib shil baabuur oo ka dhacay waqooyiga gobolka Limpopo.

Dhibanayaasha oo loo malaynayo inay ahaayeen macdan qodayaal waxay saarnaayeen bas kaas oo si toos ah ugu dhacay gaari xamuul ah.

- Advertisement -

Gaariga ayaa waday mid ka mid ah macdanta dheemanka ah ee ugu ballaaran dalkaas oo ay leedahay shirkadda weyn ee macdanta ee De Beers.

Deegaanka Venetia, oo u dhow xudduudaha Botswana iyo Zimbabwe, ayaa in ka badan 40% ah deegaanka laga soo saaro dheemanka Koonfur Afrika.

Latest stories