HomeWararXukuumadda oo Baaq u dirtay Shacabkii ka barakacay Ceel la-helay iyo Ceel-garay

Xukuumadda oo Baaq u dirtay Shacabkii ka barakacay Ceel la-helay iyo Ceel-garay

Date:

Related stories

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Haweeney Ruush ah oo cabasho muusig uga aargoosatay deriskeeda AK-47

Haweeney Ruush ah ayaa cabasho muusig uga jawaabtay deriskeeda iyadoo AK-47 ku ridday gurigeeda. Muuqaalka ayaa si weyn loogu baahiyay baraha bulshada, isagoo dhaliyay falcelinno kala duwan.

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo ku sugan magaalada Ceel la-helay ee gobalka Galgaduud ayaa ugu baaqay shacabkii ka barakacay guryahooda magaalooyinka Ceel la-helay iyo Ceel-garay inay dib ugu soo laabtaan. Wasiir Cabduqaadir Maxamed ayaa sheegay ciidanka xoogga dalka iyo guud ahaan dowladda Federaalka inay u taagantahay caawinta iyo garab istaaga dadka […]

- Advertisement -

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo ku sugan magaalada Ceel la-helay ee gobalka Galgaduud ayaa ugu baaqay shacabkii ka barakacay guryahooda magaalooyinka Ceel la-helay iyo Ceel-garay inay dib ugu soo laabtaan.

Wasiir Cabduqaadir Maxamed ayaa sheegay ciidanka xoogga dalka iyo guud ahaan dowladda Federaalka inay u taagantahay caawinta iyo garab istaaga dadka deegaanka oo ay dib u dhigeen dagaalamayaasha Al-Shabaabb, waa sida uu hadalka u dhigay

- Advertisement -

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda ayaa sidoo kale aad u bogaadiyay ciidanka deegaanka ee macwiisleyda sida buuxda u garab taagan Ciidanka Qaranka oo guulo waa weyn ka gaaray dagaalka dowladda kula jirto Al-Shabaab.

Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa dhawwaan Al Shabaab ka saaray deegaannada Ceel-helay iyo Ceel-garas, waxaana deegaannadan horey uga sii qaxay dadkii kunoolaa oo dib ugu soo laaban sidii ciidanka dowladda ula wareegeen deegaannadaasi.

Latest stories