HomeWararFaah faahin: Dab xoogan oo qabsaday Magaalada Milxo & Xaalada laga cabsi...

Faah faahin: Dab xoogan oo qabsaday Magaalada Milxo & Xaalada laga cabsi qabo

Date:

Related stories

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Dabka qabsaday magaalada Milxo ee gobolka Sanaag, ayaa laga cabsi qaba adeegyadii Isgaarsiinta inuu jaro, taa oo xaaladda uga sii dari karta, sida ay sheegayaan wararka aan ka heleyno magaaladaasi. Dad ku sugan Milxo ayaa waxaa ay kusoo warramayaan in inta badan dhismayaasha iyo goobaha ganacsiga uu dabka bas-beeliyay, isla markaana ma jiro weli wax […]

- Advertisement -

Dabka qabsaday magaalada Milxo ee gobolka Sanaag, ayaa laga cabsi qaba adeegyadii Isgaarsiinta inuu jaro, taa oo xaaladda uga sii dari karta, sida ay sheegayaan wararka aan ka heleyno magaaladaasi.

Dad ku sugan Milxo ayaa waxaa ay kusoo warramayaan in inta badan dhismayaasha iyo goobaha ganacsiga uu dabka bas-beeliyay, isla markaana ma jiro weli wax gurmad ah oo halkaasi gaaray, si loo demiyo dabka xooggan.

- Advertisement -

Deegaankan uu saameynta baaxada leh gaarsiiyay dabka oo aan lahayn dab damis iyo adeegyada kale ee loo baahnaa ayaa toddobaadkii waxaa la aaminsanyahay kumannaan kun oo dollar in lagu kala iibsado khayraadkeeda uu ugu horreyo dahabka iyo macdanta kale ee laga qodo.

Ma jirto maalgashi iyo adeeg kale oo bulsho oo muuqda oo ay ka dhaxashay magaalada Milxo ee gobolka Sanaag, khayraadka ku jira oo ay ugu horreeyaan dahabka iyo macdanta oo laga qodo.

Latest stories