HomeWararCiidanka Xoogga oo la wareegay gacan ku haynta Magaalada Ceelgaras

Ciidanka Xoogga oo la wareegay gacan ku haynta Magaalada Ceelgaras

Date:

Related stories

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya

Madaxweynaha FIFA oo dhamaadka sanadka Muqdisho ku imaanaya – ma waxay horumar ku noqon doontaa kubadda cagta Soomaaliya?

Fire Guts Shops at Mogadishu’s Bakara Market

A major fire tore through Mogadishu's Bakara Market on...

Maxkamad Mumbai oo 44 Soomaali ku xukuntay xabsi daa’in

Maxkamad gaar ah oo ku taal Mumbai ayaa 44 muwaadin Soomaali ah ku xukuntay xabsi daa'in kadib markii ay qireen dembiyada burcad-badeednimo. Ciidanka Badda Hindiya ayaa lagu ammaanay geesinimadooda.

Aabbe oo si kulul uga falceliyay wiilkiisa oo sigaar TikTok Live ku dhaxcabaya

Aabbe Mexico ah ayaa si kulul uga falceliyay wiilkiisa 13 jirka ah markii uu ku arkay isagoo sigaar cabaya TikTok Live. Muuqaalka ayaa dhaliyay dood ku saabsan doorka waalidiinta iyo baraha bulshada.

One Dead as Puntland Security Forces Clash in Bosaso

At least one Puntland Security Force soldier was killed...

Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud, gaar ahaan magaalada Ceelgaras ayaa sheegaya in goordhaweyd ay Ciidanka Xoogga dalka ay si buuxda ula wareegeen Magaaladaasi. Wararku waxaa ay sheeegayaan in Ciidanka Qaranka oo kaashanaya Ciidanka Difaaca Shacabka ayaa si buuxda ula wareegay Magaalada Ceelgaras ee Gobalka Galguduud halkaas oo ahayd xudunta dagaalamaayaasha As. Ciidamada la wareegay Ceelgaras […]

- Advertisement -

Wararka ka imaanaya Gobolka Galgaduud, gaar ahaan magaalada Ceelgaras ayaa sheegaya in goordhaweyd ay Ciidanka Xoogga dalka ay si buuxda ula wareegeen Magaaladaasi.

Wararku waxaa ay sheeegayaan in Ciidanka Qaranka oo kaashanaya Ciidanka Difaaca Shacabka ayaa si buuxda ula wareegay Magaalada Ceelgaras ee Gobalka Galguduud halkaas oo ahayd xudunta dagaalamaayaasha As.

- Advertisement -

Ciidamada la wareegay Ceelgaras ayaa haatan wada howgalo ballaaran oo xaqi8jin ah, sida ay soo sheegayaan dadka degaanka.

dagaalamayaasha Alshsbaab ee gacanta horay ugu hayay magaalada ayaa isaga baxay kadib markii sida la sheegay ay hareereeyeen Ciidanka Qaranka iyo Ciidanka Difaaca Shacabka.

Ceelgaras ayaa ah Magaaalo muhiim ah, waxaana ay ka mid ahayd meelaha ay ku xoogganaayeen As, waxaana sidoo kale qabsashada magaalaasi ee Ciidanka Xoogga ay qayb ka tahay wajiga 2aad ee howgalka ka dhanka ah Alshabaab, kaasi oo si xooggan kaga socda degaanada maamulka GALMUDUG.

Latest stories