HomeWararCiidamo katirsan Ururka 12-aad ee Gorgor oo Tababar loo soo xiray

Ciidamo katirsan Ururka 12-aad ee Gorgor oo Tababar loo soo xiray

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga oo tababar u soo xiray Ciidamo katirsan Ururka 12-aad ee Gorgor ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.* Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdinuur Daahir Fiidow ayaa dugsiga tababarka Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ee Turk-Som tababar ugu soo xiray Ururka 12-aad ciidanka Gorgor ee CXDS kuwaas oo ku biiri doona guutada 18-aad ee […]

- Advertisement -

Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga oo tababar u soo xiray Ciidamo katirsan Ururka 12-aad ee Gorgor ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.*

Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdinuur Daahir Fiidow ayaa dugsiga tababarka Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed ee Turk-Som tababar ugu soo xiray Ururka 12-aad ciidanka Gorgor ee CXDS kuwaas oo ku biiri doona guutada 18-aad ee Ciidanka.

- Advertisement -

Ciidamadan oo ah kuwo qaba tababar dhammeystiran ayaa ku biiri doona hawlgalada ay ciidamada Qaranka iyo kuwa deegaanku dalka kaga saari lahaayeen AS.

Wasiiru dowlaha ayaa kaga mahad celiyay Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud sida ay kaga go’antahay dhismaha ciidan qaran oo awood u leh difaaca Dalka, Dadka iyo Diinta.

Wasiir Cabdinuur oo bogaadiyay dadaalada ciidanka qaranka ayaa sidoo kale u mahadceliyay macalimiinta dalka aan walaalaha nahay ee Turkiga iyo macalimiinta Soomaaliyeed ee juhdiga ku bixiyay Ciidankan intii uu tababarka socday.

Latest stories