HomeWararMareykanka oo shaaciyay in Dad rayid ah lagu dilay Duqeyn ka dhacday...

Mareykanka oo shaaciyay in Dad rayid ah lagu dilay Duqeyn ka dhacday Galgaduud

Date:

Related stories

Somalia Completes First Legal Internship for 34 Women Lawyers

Thirty-four women lawyers complete Somalia's first national legal empowerment internship, boosting female representation across courts and prosecution services.

Turkiga oo $1 bilyan maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay e-Visa

Turkiga oo $1 bilyan ku maal-gashaday Soomaaliya balse ka reebay muwaadiniinta Soomaaliyeed nidaamka e-Visa, iyadoo ay tahay inay fiisooyinka ka soo gudbiyaan safaaradaha. Soomaaliya ayaa la filayaa inay ka wada hadasho Turkiga si loo xalliyo arrintan.

IOM Flies 56 Migrants Back to Ethiopia

 It was a sombre scene at the Bosaso port...

Turkey renews Somalia military deployment for two more years

Turkey's parliament has approved a two-year extension of its...

44 Somali Pirates Sentenced to Life in India

A special court in Mumbai has sentenced 44 Somali...

Taliska ciidamada Mareykanka ee qaarada Afrika ee AFRICOM ayaa ka hadlay duqeyn ka dhacday tuulada Ceel-Lahelay ee Gobolka Galgaduud, taasi oo dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen dad shacab ah oo ku sugnaa goobta uu bartilmaameedka duqeynta ka dhacday War-saxaafadeed kasoo baxay Taliska AFRICOM ayaa waxaa lagu sheegay in duqeynta oo dhacday 6-dii bishaan September 2023 […]

- Advertisement -

Taliska ciidamada Mareykanka ee qaarada Afrika ee AFRICOM ayaa ka hadlay duqeyn ka dhacday tuulada Ceel-Lahelay ee Gobolka Galgaduud, taasi oo dhimasho iyo dhaawac ku noqdeen dad shacab ah oo ku sugnaa goobta uu bartilmaameedka duqeynta ka dhacday

War-saxaafadeed kasoo baxay Taliska AFRICOM ayaa waxaa lagu sheegay in duqeynta oo dhacday 6-dii bishaan September 2023 ay waxyeelo kasoo gaartay dad shacab ah, sidoo kalena lagu dilay saraakiil ka tirsaneyd dagaalamayaasha Al-Shabaab.

- Advertisement -

AFRICOM ayaa Warka ay soo saartay ku sheegay in aysan iyagu ku jirin weerar dhanka cirka oo ka dhacay tuulada Ceel-Lahelay ee Gobolka Galgaduud, inkastoo ay tilmaameen in dowladda Soomaaliya uu uga yimid Codsi ahaa inay goobta ka qaadaan dhaawacyada dadka shacabka ah.

Maraykanku ma sheegin tirada dadka rayidka ah ee goobta ku dhintay ama ku dhaawacmay, balse dadka deegaanka waxay BBC-da u sheegeen in haweeyney da’ ah iyo shan caruurra oo ay ayeeyo u ahayd inay ku dhinteen weerarka.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya dhacdadan, iyadoo warbaahinta dowladda Soomaaliya ay sheegtay in qof dumar ah iyo labo caruur ah ay ku dhinteen miino ay Al-Shabaab ku qariyeen guri ku yaala tuulada Ceel-lahelay ee gobolka Galgaduud.

Latest stories