HomeWararRag hubeysan oo saaka xirtay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Caabudwaaq

Rag hubeysan oo saaka xirtay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Caabudwaaq

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Wararka aan ka heleyno Garoonka diyaaradaha magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in saaka Garoonkaasi ay xirteen rag hubeysan oo maleeshiyaad ah. Ragga hubaysan ayaa ka gadooday saami Qaadka ama Jaadka ka degga Garoonka laga siinjiray oo ay sheegeen in laga musuq-maasuqa, taasi oo keentay inay xirtaan Garoonka […]

- Advertisement -

Wararka aan ka heleyno Garoonka diyaaradaha magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ee dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ay sheegayaan in saaka Garoonkaasi ay xirteen rag hubeysan oo maleeshiyaad ah.

Ragga hubaysan ayaa ka gadooday saami Qaadka ama Jaadka ka degga Garoonka laga siinjiray oo ay sheegeen in laga musuq-maasuqa, taasi oo keentay inay xirtaan Garoonka oo ay dhabbaha ay diyaaradaha ku degaan ay dhigaan biro iyo dhagxaan.

- Advertisement -

Dad ku sugan meel ku dhow Garoonka Caabudwaaq ayaa laga soo xigtay inay ku goodiyeen maleeshiyaadka hubeysan in aanan wax diyaarad ah kasoo dagi karin Garoonka ilaa inta xal looga helayo tabashadooda.

Marar kala duwan ayaa Maleeshiyooyin hubaysan wax ay joojiyeen Duulimaadyada Garoonka diyaaradaha Magaalada Cabuudwaaq ee Gobolka Galgaduud ee dowlad Goboleedka Galmudug.

Latest stories