HomeWararSoomaalidii ugu badneyd oo laga soo masaafurinayo Canada & sababta keentay

Soomaalidii ugu badneyd oo laga soo masaafurinayo Canada & sababta keentay

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Soomaalida ku nool Canada ayaa codsaday in dowladda Federaalka Soomaaliya ay soo faragaliso, oo ay hor-istaago qorshe ay dowladda Canada ku doonayso inay dalkaasi uga masaafuriso dhallinyaro Soomali ah oo si sharci darro ah dalkaasi ku galay. Dhallinyarada ayaa la sheegay inay Canada kusoo galeen dokumentiyo aan sax ahayn. Waxay tiradoodu ka badan tahay 150 […]

- Advertisement -

Soomaalida ku nool Canada ayaa codsaday in dowladda Federaalka Soomaaliya ay soo faragaliso, oo ay hor-istaago qorshe ay dowladda Canada ku doonayso inay dalkaasi uga masaafuriso dhallinyaro Soomali ah oo si sharci darro ah dalkaasi ku galay.

Dhallinyarada ayaa la sheegay inay Canada kusoo galeen dokumentiyo aan sax ahayn. Waxay tiradoodu ka badan tahay 150 qof.

- Advertisement -

Mid kamid ah Dhalinyarada tarxiilka loo diyaariyey ayaa sheegay inay socdaan dadaalo lagu baajinayo in laga musaafuriyo dalka Canada, ayna u baahan yihiin inay soo farageliso dowladda Soomaaliya.

Dowaldda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in arrintaasi aaanay waxba ka qaban karin kiiskan, ayada oo sheegtay in dadka aysan Canada ku gelin Soomaalinimo.

Canada ayaa waxaa ku sugan Soomaali ku dhow 100 kun  oo siyaabo kala duwan ku galay dalkaasi, si ay uga helaan Nolol dhaanta tan ka jirta dalkooda ee Soomaaliya oo ay aafeeyeen, dagaalo aan dhamaad laheyn, nolol xumo, shaqo la’aan, abaaro iyo dhibaatooyin kale.

Latest stories