HomeWararRa'iisul Wasaare ku-xigeenka Itoobiya oo Maanta soo gaaray Muqdisho

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Itoobiya oo Maanta soo gaaray Muqdisho

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Wafdi uu hoggaaminayay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka arrimaha Dibadda dalka Itoobiya Demeke Mekonen ayaa Maanta soo gaaray magaalada caasimadda ah ee Muqdisho. Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa wafdiga ka socday Itoobiya kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac, Wasiirka arrimaha Dibadda Soomaaliya Abshir Huruuse iyo mas’uuliyiin kale. Ujeedka wafdigaan ee […]

- Advertisement -

Wafdi uu hoggaaminayay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka arrimaha Dibadda dalka Itoobiya Demeke Mekonen ayaa Maanta soo gaaray magaalada caasimadda ah ee Muqdisho.

Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa waxaa wafdiga ka socday Itoobiya kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac, Wasiirka arrimaha Dibadda Soomaaliya Abshir Huruuse iyo mas’uuliyiin kale.

- Advertisement -

Ujeedka wafdigaan ee caasimadda Muqdisho u yimideen ayaa ah ka qeyb galka shirkii ugu horreeyay ee Guddiga wadajirka ah ee Wasiirada Soomaaliya iyo Itoobiya.

Latest stories