HomeWararDad isku qoys ah oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday Qarax dhacay...

Dad isku qoys ah oo dhimasho iyo dhaawac ku noqday Qarax dhacay Galgaduud

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax miino nooca dhulka lagu aaso ah oo sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac oo ka dhex dhacay guri ku yaalla duleedka deegaanka Ceel-lahelay ee Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug. Inta la xaqiijiyay hooyo iyo laba carruur ah oo ay dhashay ayaa ku geeriyooday qarax ka dhex dhacay guriga, […]

- Advertisement -

Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax miino nooca dhulka lagu aaso ah oo sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac oo ka dhex dhacay guri ku yaalla duleedka deegaanka Ceel-lahelay ee Gobolka Galgaduud ee Maamulka Galmudug.

Inta la xaqiijiyay hooyo iyo laba carruur ah oo ay dhashay ayaa ku geeriyooday qarax ka dhex dhacay guriga, halka laba qof kalena oo ku sugnaa goobta ay ku dhaawacmeen, kuwaasi oo dhammaantood ahaa dad isku qoys ah oo deganaa guriga uu qaraxaasi ka dhacay.

- Advertisement -

Ciidamo ka tirsan kuwa xoogga dalka oo shalay la wareegay gacan ku heynta deegaanka Ceel-lahelay ee Gobolka Galgaduud ayaa tagay guriga, isla markaana gurmad u sameeyay labada ruux ee dhaawacantay, sidoo kalena ka qaaday halkaasi meydadka.

Ciidamada xoogga gaar ahaan kuwa miino baarista ayaa inta badan miinooyin qaraxyo ah kasoo saara deegaannada Al-Shabaab laga saaro, waxaana deegaanka Ceel-lahelay shalay la wareegay ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka ee macwiisleyda ah.

Latest stories