HomeWararRW ku-xigeenka dalka oo ka qeyb galay Shir looga hadlay Arrimo muhiim...

RW ku-xigeenka dalka oo ka qeyb galay Shir looga hadlay Arrimo muhiim ah

Date:

Related stories

Xuutiyiinta oo jebisay xabbad joojin 4 sano ah kadib weerarkii Abha

Xuutiyiinta oo weerartay Garoonka Caalamiga ah ee Abha, iyagoo jebiyay xabbad-joojin 4 sano ah. Xiisadda u dhaxaysa Sacuudiga iyo Xuutiyiinta ayaa sii kordheysa kaddib weerarkii Sanaa.

Soomaaliya oo ECOSOC ku soo bandhigtay horumarkeeda

Wasiirka Qorsheynta Maxamuud Beenebeene oo ECOSOC ku soo bandhigay guulaha Soomaaliya, isagoo xusay NTP 2025–2029 iyo horumarka laga gaaray dimuqraadiyadda, dhaqaalaha iyo dowlad-dhiska.

Blanche oo jidka ugu jira Sanduuqa $1.8 bilyan oo la tirtiray

Todd Blanche oo la filayo inuu si fudud u xaqiijisto hay'adaha sare ee Maraykanka inkastoo uu wehliyo culeysyo kala duwan, iyadoo ay jirto su'aal ku saabsan madax-banaanida Wasaaradda Caddaaladda.

Over 40 Al-Shabaab Fighters Killed in Goobo, Hiiraan

The Somali National Armed Forces, supported by international partners, killed more than 40 Al-Shabaab militants and wounded 12 others during a coordinated airstrike in the village of Goobo, Hiiraan region, late Monday night.

UN Warns Famine Risk Looms for 6M Somalis

The United Nations has issued an urgent appeal for...

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Salah Jama ayaa ka qeyb galay Shirka Isbeddelka Cimillada Afrika (ACS23) oo ka dhacay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya. Shirkan oo ay ka soo qeyb galeen madax kala duwan oo ka socota Afrika iyo caalamka kale ayaa maalmaha uu socdo waxaa looga hadli hadlay cimillada adduunka ee sii […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Salah Jama ayaa ka qeyb galay Shirka Isbeddelka Cimillada Afrika (ACS23) oo ka dhacay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya.

Shirkan oo ay ka soo qeyb galeen madax kala duwan oo ka socota Afrika iyo caalamka kale ayaa maalmaha uu socdo waxaa looga hadli hadlay cimillada adduunka ee sii kululaaneysa iyo sidii xal loogu heli karo caqabadaha iyo duruufaha ay keentay isbeddelka cimiladu.

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda ayaa sheegay in khatarta labaad ee marka laga soo tago amniga iyo la dagaallanka argagaxisada soo wajahaysa dalkeena iyo dalal badan oo Afrika ah ay tahay dhibaatooyinka isbeddelka cimiladu keenay.

Latest stories