HomeWararGolaha Ammaanka ee QM oo Maanta ka wada xaajoon doona A/Somalia

Golaha Ammaanka ee QM oo Maanta ka wada xaajoon doona A/Somalia

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Xubnaha Guddiga Milliteriga ee Golaha Ammaanka ee QM ayaa waxay maanta oo Arbaco ah yeelan doonaan kulan khaas ah oo looga hadlayo tacadiyada ay la kulmaan Carruurta Soomasliyeed ee ku nool deegaanada ay Colaaduhu ka socdaan iyo goobaha aan xasiloonayn. Kulankaasi ayaa waxaa la sheegay inuu daba socdo shir ay Kooxda caalamiga ee u qaabilsan […]

- Advertisement -

Xubnaha Guddiga Milliteriga ee Golaha Ammaanka ee QM ayaa waxay maanta oo Arbaco ah yeelan doonaan kulan khaas ah oo looga hadlayo tacadiyada ay la kulmaan Carruurta Soomasliyeed ee ku nool deegaanada ay Colaaduhu ka socdaan iyo goobaha aan xasiloonayn.

Kulankaasi ayaa waxaa la sheegay inuu daba socdo shir ay Kooxda caalamiga ee u qaabilsan Badbaadinta Carruurta ku nool goobaha ay dagaalada ka socdaan ka yeesheen  xaalladda ay carruurta Soomaalida ku sugan yihiin.

- Advertisement -

Kulanka Guddiga Milliteriga ee Golaha Ammaanka ee QM ee Maanta waxay kaloo kaga xaajoon doonan Warbixin ay Hay’adda QM ugu qaabilsan Carruurta ee UNICEF ku soo bandhigtay Xadgudubyada halista ee ka dhanka ah Xuquuqda Carruurta ku nool Deegaanada ay Colaadaha iyo Amni-xumida ka jiraan ee gudaha dalkeena Somalia.

Dhanka kale, Golaha Ammaanka ee QM ayaa waxay Toddobaadkan yeelan doonaan Kal-Fadhi aan weli la shaacinin xilliga la qabanayo, kaasi oo looga hadlayo Qaraarka Qabyada ee Golaha Amaanka ee QM ka soo saareen Kaydadka Dhuxusha ee yaalla magaalladda Kismayo iyo daafaheeda, oo  khatar cabsi ku ah Xaalladda Faya-qabka iyo Badqabka dadka Rayidka ee ku nool Kismaayo  iyo Deegaanada ku hareeraysan.

Latest stories