HomeWararDowladdaha Somalia iyo Qatar oo ka wada hadlay Arrimo horumarineed

Dowladdaha Somalia iyo Qatar oo ka wada hadlay Arrimo horumarineed

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Sanduuqa Horumarinta Qatar, Khalifa bin Jassem Al-Kuwari. Labada mas’uul ayaa waxaa ay kulakooda uga hadleen dardar galinta mashaariicda horumarineed ee ay dowladda Qatar ay ku taageerto Soomaaliya. Agaasimaha ayaa Ra’iisul Wasaaraha la wadaagay sida uu Sanduuqu uga go’an […]

- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta kulan la qaatay Agaasimaha Guud ee Sanduuqa Horumarinta Qatar, Khalifa bin Jassem Al-Kuwari.

Labada mas’uul ayaa waxaa ay kulakooda uga hadleen dardar galinta mashaariicda horumarineed ee ay dowladda Qatar ay ku taageerto Soomaaliya.

- Advertisement -

Agaasimaha ayaa Ra’iisul Wasaaraha la wadaagay sida uu Sanduuqu uga go’an tahay kordhinta mashaariicda horumarineed ee ay ka wadaan guud ahaa Soomaaliya, iyadoo la waafajinayo barnaamijyadda hortabinta u leh Xukuumadda #DanQaran.

Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa uga mahadceliyay Sanduuqa Horumarinta Qatar mashaariicda muhiimka ee ay ka fulisay dalka iyo kuwa hadda socda, taasi oo qayb weyn ka qaadatay dib u dhiska dalka.

Latest stories