HomeWararAxmed Madoobe oo kulan sagootin ah la yeeshay Saraakiil ka tirsan Ciidanka...

Axmed Madoobe oo kulan sagootin ah la yeeshay Saraakiil ka tirsan Ciidanka ATMIS

Date:

Related stories

Somali National University launches national AI centre in Mogadishu

Somali National University launches Somalia's first Artificial Intelligence Centre (SNAIC) in Mogadishu to advance AI research, education and innovation for national development.

Jaamacadda Ummadda oo daahfurtay xarunta Garaad Gacmeedka

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda (SNAIC) si loo horumariyo cilmi-baarista, tababarka iyo hal-abuurka Garaad Gacmeedka Soomaaliya.

Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada 2026

Hano Academy iyo Hano Technical University ayaa si wadajir ah u xusay Maalinta Caalamiga ah ee Xirfadaha Dhallinyarada, iyagoo soo bandhigay fursadaha waxbarasho iyo tababarrada xirfadeed si loogu diyaariyo dhallinyarada Soomaaliyeed mustaqbalka shaqada. Chancellor Dr. Sadiya Siad ayaa ku boorrisay ardayda inay ka faa'iidaystaan fursadaha xirfadeed

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza

Uganda oo ogolaatay inay ka qayb qaadato howlgalka nabad-ilaalinta ee Gaza kaddib codsi Trump, iyadoo dalal kale ay weheliyaan.

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa xarunta madaxtooyada magaalada Kismaayo kulan sagootin ah kula qaatay saraakiisha Ciidanka ATMIS qayb 6-aad. Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey Ciidanka ATMIS qeybta 6–aad shaqadii wanaagsaneyd ee ay qabteen intii ay joogeen deegaanada Jubaland. Kaalintii ay ka qaateen la dagaalanka dagaalamayaasha Al-Shabaab  iyo keenidda xoggahooda ayaa lagu […]

- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa xarunta madaxtooyada magaalada Kismaayo kulan sagootin ah kula qaatay saraakiisha Ciidanka ATMIS qayb 6-aad.

Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyey Ciidanka ATMIS qeybta 6–aad shaqadii wanaagsaneyd ee ay qabteen intii ay joogeen deegaanada Jubaland.

- Advertisement -

Kaalintii ay ka qaateen la dagaalanka dagaalamayaasha Al-Shabaab  iyo keenidda xoggahooda ayaa lagu guddoonsiiyey shahaado sharaf uu ugu tala galay Madaxweynaha Jubaland.

Ciidanka ATMIS qeybtooda 6-aad ee ka howlgalayey Jubaland ayaa soo gaba gaboobay shaqooyinkoodii aheyd la dagaalanka Shabaab, taas oo qayb ka ah qorshaha guud ee lagu dhimayo ciidanka ATMIS ee jooga Soomaaliya.

Latest stories