HomeWararXubin ka tirsanaa Al-Shabaab oo Maanta isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga

Xubin ka tirsanaa Al-Shabaab oo Maanta isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga

Date:

Related stories

Kenya disrupts Al-Shabaab attack plan, kills 11

Kenyan security forces killed at least 11 suspected Al-Shabaab...

President Mohamud off to Doha for Emir’s funeral

Somali President Hassan Sheikh Mohamud is heading to Qatar...

Iskaashi xooggan oo muhiim u ah xasilinta Soomaaliya

Safiirka Ingiriiska Charles King oo ka hadlay Aqoon-is-weydaarsiga 3S, isagoo sheegay in iskaashiga adag iyo hoggaaminta maxalliga ah ay muhiim u yihiin horumarka iyo xasilinta Soomaaliya.

Trump oo ku hanjabay inuu Iran “bur-buriyo” haddii la dilo

Trump oo ku hanjabay inuu Iran "bur-buriyo" haddii ay isku daydo dilkiisa, isagoo sheegay in 1,000 oo gantaal diyaar u yihiin. Xiisadda u dhexeysa Washington iyo Tehran ayaa sii kordheysa.

Markii lacagta caddaanka ah ay fashilantay, isku-xirka ayaa noqday lacag

Sida lacagta mobilada ah ay uga caawisay Soomaaliya inay...

Hafow Abdulkadir Ibraahim oo loo yaqaano (Saabir ) kana tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan qeybta 60-aad ee howlgasha deegaanada dowlad Goboleedka Koonfur galbeed. Hafow ayaa Muddo 1-sano ah Al-Shabaab u qaabilsanaa waxa aay u yeeraan Jabhada, wuxuuna ka soo howlgaley deegaanno ka tirsan Jubbada Hoose iyo Bakool,waxa una  […]

- Advertisement -

Hafow Abdulkadir Ibraahim oo loo yaqaano (Saabir ) kana tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibey Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan qeybta 60-aad ee howlgasha deegaanada dowlad Goboleedka Koonfur galbeed.

Hafow ayaa Muddo 1-sano ah Al-Shabaab u qaabilsanaa waxa aay u yeeraan Jabhada, wuxuuna ka soo howlgaley deegaanno ka tirsan Jubbada Hoose iyo Bakool,waxa una  Baaq udirey Saaxibadiisa kale ee ku jira Shabaab.

- Advertisement -

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan qeybta 60-aad ayaa soo dhaweeyay  Hafow Abdulkadir Ibraahim, isagoona sheegay inuu isaga soo baxay Shabaab oo uu ka tirsanaa

Kooxda Al-Shabaab ayaa maalmihii lasoo dhaafay waday qorshe ay isugu soo dhiibeyso ciidamadda xoogga dalka, dadka isa soo dhiibaya ayaa isugu jira askar iyo saraakiil, waxaana ugu danbeeyay madixii amniga Shabaab ee gobolka Mudug oo dowladda isu soo dhiibay.

Latest stories