HomeWararFanaankii weynaa ee Axmed Naaji Sacad oo Caawa geeriyooday

Fanaankii weynaa ee Axmed Naaji Sacad oo Caawa geeriyooday

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Waxaa caawa isbitaal ku yaalla magaalada London ee caasimadda ee dalka Ingiriiska ku geeriyooday Fanaankii weynaa Axmed Naaji Sacad oo kamid ahaa tiirarka uu ku taagnaa fanka Soomaaliyeed. Geerida fanaanka ayaa waxaa xaqiijiyay qaar kamid ah eheladiisa oo sheegay in Marxuum Axmed Naaji uu kusoo booday xanuun deg deg ah, isla markaana la geeyay isbitaal […]

- Advertisement -

Waxaa caawa isbitaal ku yaalla magaalada London ee caasimadda ee dalka Ingiriiska ku geeriyooday Fanaankii weynaa Axmed Naaji Sacad oo kamid ahaa tiirarka uu ku taagnaa fanka Soomaaliyeed.

Geerida fanaanka ayaa waxaa xaqiijiyay qaar kamid ah eheladiisa oo sheegay in Marxuum Axmed Naaji uu kusoo booday xanuun deg deg ah, isla markaana la geeyay isbitaal oo ugu danbeeyay xanuunkii haayay ugu geeriyooday.

- Advertisement -

Allaha u naxariistee Axmed ayaa waxa uu isku ahaa Fanaan, Abwaan iyo Mulaxan, sidoo kale gacantiisa ayuu ku garaaca jiray Kabanka.

Wuxuu ka mid ahaa fanaantii hore ee hobollada qaranka ee Waaberi, wuxuuna dalka ka tegay waayihii burburka, isagoo degay dalka Ingiriiska.

 

Latest stories