HomeWararFAAQIDAAD: Mowqifka Madaale ma taageerayaa Dowladda Federaalka, mise?

FAAQIDAAD: Mowqifka Madaale ma taageerayaa Dowladda Federaalka, mise?

Date:

Related stories

Parliament set to reopen as fight for speaker post heats up

Somalia's federal parliament will reopen on August 1 with...

Guryo iyo ganacsi oo laga dhisayo Tarabuunka

Maamulka gobolka Banaadir ayaa khaati u taagay hirgelinta Beerta Dream oo ka dhisnaan doonta deegaanka Tarabuunka ee Muqdisho. Mashruucan ayaa ka koobnaan doona guryo, goobo ganacsi,

Somalia, UK deepen military ties in Mogadishu talks

Somali National Army (SNA) Commander Brigadier General Ibrahim Mohamed...

Sting Balls Fired as Protesters Block Chicago ICE Entrance

Protesters clashed with ICE officers outside a Chicago facility as tear gas was deployed and multiple arrests made. The confrontation escalated when demonstrators blocked the entrance to the Broadview immigration center.

Somalia unveils National Cybersecurity Risk Management Framework

Somalia's National Communications Authority (NCA) launches the National Cybersecurity Risk Management Framework to protect Critical Infrastructure and enhance digital security.

Dowladda hoose ee Xamar wa mid ka mid ah hay’adaha ugu dhaqaalaha badan ee Soomaaliya. Adeegyada, Canshuuraha Dadweynaha, Gaadiidka, Ganacsiga iyo Kaalmada caalamiga ah ee lagu hormarinayo dowlad-wanaagga ayaa ka dhigaya isha ugu maaliyadda badan dalka dawladda federaalka kadib Qiyaasta lacag 2  milyan doolar iyo bar ah ayaa bishii qasnadeeda uga baxda mushahar iyo gunnooyin. […]

- Advertisement -

Dowladda hoose ee Xamar wa mid ka mid ah hay’adaha ugu dhaqaalaha badan ee Soomaaliya. Adeegyada, Canshuuraha Dadweynaha, Gaadiidka, Ganacsiga iyo Kaalmada caalamiga ah ee lagu hormarinayo dowlad-wanaagga ayaa ka dhigaya isha ugu maaliyadda badan dalka dawladda federaalka kadib

Qiyaasta lacag 2  milyan doolar iyo bar ah ayaa bishii qasnadeeda uga baxda mushahar iyo gunnooyin.

- Advertisement -

Tusaale; duqa magaalada waxa uu qaataa 10 kun oo doolar, ku xigeennadiiisa midkiiba lix kun ayuu helaa. Shan duq magaalo oo horena midkiiba waxaa la siiyaa 5 kun oo doolar. Iyo mushaharaadka billaha ah ee agaasimayaasha, madax-qaybeedyada iyo shaqaalaha hoose.

“Mushaarka shaqaalaha gobolka Banaadir ee bishan Siteembar waxa aan ugu deeqnay taageeridda hawlgalka dalka kooga xoreynayo khawaarijta”

Kalmadahaasi uu duqa magaalada Muqdisho ahna guddoomiyaha gobolka Banaadir ka sheegay mudaaharaadka loogu hillinayay dedaalka ay dowaldda Soomaaliya kula dagaalmayso Al-Shabab, ma ahayn erayo si’ nikixan loo sii qorsheeyey ama haddii laga sii baaraandegay laguma soo beegin munaasabadooda, maxaa yeelay; mudaaharadayaasha badankood ama qoysaskoodu waxa ay ku tiirsan yihiin mushaharkaasi markii horeba aan buuxinayn miisaaniyadooda nololeed.

- Advertisement -

Shan arrimood ayaa ka dhalanaya mowqifka maanta:

1- In hab-nololeedka qoysaska ku tiirsanaa mushaharkaasi uu galo habac iyo hubaal la’aan.

2- In ay bidhaanto in qaybaha dowaldda aysan isku faham ka haysan siyaasadaha sumcad-dhiska ah.

3- In go’aamada caadifadda ku dhisan iyo kuwa aan la sii laqbaynin kahor inta aan la soo saarin aysan sinnaba  u dhisaynin xiriirka dadka iyo dawladda

4-Rajada Magaalada iney laf dhabar u ahaato dagaalada socda oo aan muuqan

5- In muwaadiniinta ka niyadjabaan ka shaqaynta hawlaha hor tabinta u leh maamul Ka G/Banaadir

Latest stories