HomeWararDahlinyaro Soomaaliyeed oo lagu dilay Xaflad Aroos oo ka dhacaysay Caasimadda Canada

Dahlinyaro Soomaaliyeed oo lagu dilay Xaflad Aroos oo ka dhacaysay Caasimadda Canada

Date:

Related stories

Wasiir Soomaali oo Geneva ku soo bandhigay horumarka dijitaalka Soomaaliya

WSIS+20 oo ka dhacaya Geneva ma Soomaaliya ay ka mid tahay dalalka hormoodka ah?

FBI oo $150,000 ku bixinaysa Fahad Nur oo Soomaaliya ku sugan

FBI oo $150,000 ku bixinaysa macluumaad horseeda qabashada Fahad Maxamed Nur oo ka baxsaday 2022, laguna eedeeyay inuu $5 milyan ka dhacay barnaamijka quudinta carruurta xilligii COVID-19.

IGAD Mobilises Stakeholders to Advance the Free Movement of Persons Protocol

The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has intensified efforts...

Soomaaliya oo bilaababday mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada

Soomaaliya oo bilaabay mashruuc $12 milyan oo lagu xoojinayo adkeysiga cimilada – ma waxay ka caawin doontaa magaalooyinka?

Somalia Pushes for Visa-Free Horn of Africa

Mogadishu hosts a three-day IGAD meeting on easing cross-border movement, as officials push forward a regional integration plan first launched in 2017.

Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Dad Soomaali ah oo xalay lagu dilay Caasimadda dalka Canada, waxaana weerarkaasi  lagu qaaday goob ay ka socotay xaflad aroos ah oo dad Soomaali ah ayaa dhiganayeen. Booliska Caasimadda dalka Canada ee Ottawa, ayaa wada baaritaan ku saabsan weerar koox hubeysan ay xalay ku qaadday xaflad aroos oo […]

- Advertisement -

Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Dad Soomaali ah oo xalay lagu dilay Caasimadda dalka Canada, waxaana weerarkaasi  lagu qaaday goob ay ka socotay xaflad aroos ah oo dad Soomaali ah ayaa dhiganayeen.

Booliska Caasimadda dalka Canada ee Ottawa, ayaa wada baaritaan ku saabsan weerar koox hubeysan ay xalay ku qaadday xaflad aroos oo Soomaali ay leedahay kana dhacaysay koonfurta magaalada.

- Advertisement -

Ugu yaraan laba qof ayaa ku dhintay falkaas lix qof oo kalena way ku dhaawacantay, mid ka mid ah dhalinyarada lagu dilay goobtaasi ayaa  kala  magacaabi jiray Siciid Maxamed Cali iyo Cabdi Shakuur Cabdi Daahir.

Xafladda oo ahayd mid farxadeed ayaa isku badeshay murugo, iyadoo dadkii arooska ka qayb galayay ay sheegeen in dhacdadaan ay ka argagaxeen.

Latest stories