HomeWararMadaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta gaaray Degmada Maxaas

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta gaaray Degmada Maxaas

Date:

Related stories

Once a Man’s World, Now a Shared Space: Women Transform Mogadishu’s Fish Market.

Every morning, as the sun rises over Mogadishu’s coastline,...

Somali Pirates Hijack Tanker ASANA

MOGADISHU – Somali pirates hijacked the oil tanker ASANA off...

Turkey excludes Somalia from e-Visa expansion

Turkey has expanded its electronic visa (e-Visa) system to...

Danab forces overrun Al-Shabaab stronghold near Jilib

The National Army’s elite Danab commandos have overrun a...

Somalia scrambles for new military allies as AU troops face exit

Somalia's federal government is pressing regional troop-contributing countries to...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya dardar galinta howgalada Al-Shabaab ayaa gaaray degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa muddada uu joogo Maxaas kala hadlaya saraakiisha ciidamada qaranka, kuwa difaaca shacabka, mas’uuliyiinta iyo bulshada deegaanka, sidii ay u laban-laabi lahaayeen doorkooda dagaalka ka dhanka Shahaabka. […]

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka duulaya dardar galinta howgalada Al-Shabaab ayaa gaaray degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa muddada uu joogo Maxaas kala hadlaya saraakiisha ciidamada qaranka, kuwa difaaca shacabka, mas’uuliyiinta iyo bulshada deegaanka, sidii ay u laban-laabi lahaayeen doorkooda dagaalka ka dhanka Shahaabka.

- Advertisement -

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo muddo bil ah u jooga gobolada dhexe ee dalka hawlgallada dalka looga saarayo Shabaab.

Xasan Sheekh  ayaa hoosta ka xariiqay in dagaalka ka dhan ka ah Al-Shabaab uu socon doono inta laga ciribtirayo, waa sida lagu sheegay War Qoraal ah oo lagu baahiyay Bogga Madaxtooyada Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa waxaa markii uu gaaray Maxaas kusoo dhaweeyay qeybaha kala duwan ee Bulshada, saraakiisha ciidamada xoogga iyo Xildhibaano ka tirsan ka tirsan labada Golle ee dowladda Federaalka iyo mas’uuliyiin kamid ah Hirshabeelle

- Advertisement -

 

Latest stories