HomeWararYaa ku guuleysan kara Doorashada ka socota dalka Zimbabwe?

Yaa ku guuleysan kara Doorashada ka socota dalka Zimbabwe?

Date:

Related stories

JSP oo Cali Guudlaawe U Doortay Musharraxa Hirshabeelle

Cali Guudlaawe ayaa si rasmi ah loogu aqoonsaday musharraxa Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ee doorashada madaxtinimada Hirshabeelle, kaddib go’aan ay xubnaha fulinta xisbiga ku gaareen Muqdisho.

Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo Ku Guuleystay Qiimeynta Waxqabadka

Wasaaradaha Maaliyadda iyo Arrimaha Dibadda oo kaalmaha ugu sarreeya ka galay qiimeynta waxqabadka Xukuumadda, laguna guddoonsiiyay abaalmarinno.

Ruushka oo Tareen Rakaab Ku Weeraray Xadka Poland

Boris Johnson oo cambaareeyay weerar drone oo Ruushka lagu eedeeyay inuu ku qaaday tareen rakaab oo ku dhow xadka Poland.

Natiijooyinka hordhaca ah ee doorashadii todobaadkan ka dhacday Zimbabwe ayaa muujinyaa in xisbiga talada haya ee Zanu-PF uu ku guuleysan karo aqlabiyadda baarlamaanka. Isbahaysiga isbadal doonka muwaadiniinta ee mucaaradka ah (CCC) ayaa ku xooganaa magaalooyinka ay ka mid tahay caasimada Harare iyo magaalada labaad ee Bulawayo. Waxaa jira warar sheegaya in qaar ka mid ah […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Natiijooyinka hordhaca ah ee doorashadii todobaadkan ka dhacday Zimbabwe ayaa muujinyaa in xisbiga talada haya ee Zanu-PF uu ku guuleysan karo aqlabiyadda baarlamaanka.

Isbahaysiga isbadal doonka muwaadiniinta ee mucaaradka ah (CCC) ayaa ku xooganaa magaalooyinka ay ka mid tahay caasimada Harare iyo magaalada labaad ee Bulawayo.

- Advertisement -

Waxaa jira warar sheegaya in qaar ka mid ah goobjoogayaasha madaxa banaan loogu yeerayo goobaha cod bixinta si ay u saxiixaan foomamka cusub ee natiijada.

Maamulka ayaa sheegay inay jiraan “khaladaad” dukumentiyada asalka ah. Wali wax natiijo ah laguma dhawaaqin tartanka madaxtinimada.

 

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts