HomeWararNISA oo Howlgal Qorsheysan ka fulisay Gobolka Sh.Hoose

NISA oo Howlgal Qorsheysan ka fulisay Gobolka Sh.Hoose

Date:

Related stories

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada

Mucaaradka oo caalamka kala hadlay khilaafka doorashada Muqdisho, 9 Juun...

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar

Sheekada Ninkii Ugu Horreeyay Ee Lacag Ku Qanciya Gabar Waxaa...

Koonfur Galbeed oo degmooyinka ku xoojinaysa adkaysiga abaarta

Koonfur Galbeed oo waayo-aragnimo abaareed la wadaagtay Muqdisho, 8 Juun...

FESTU oo Geneva ka qaylisay: Shaqaalaha iyo dhalinyarada Soomaaliyeed waa lagama maarmaan

FESTU: “Wadahadal la’aan ma jirto nabad” Geneva, Switzerland – 6...

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada

TUBSAN iyo Talyaaniga oo xoojinaya dagaalka argagixisada Muqdisho, 06 Juun...
- Advertisement -

Ciidanka hay’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka Qaranka ayaa howlgal qorsheysan oo ay ka fuliyay deegaanka Jambaluul ee gobolka Shabeellada hoose ku burburiyey Maxkamad la sheegay in halkaas ay ku lahaayeen.

Saraakiisha hoggaaminaysay howgalka ayaa Sidoo kale waxaa ay sheegeen in ay burburiyeen goob ay lacago ku qaadi jireen Alshsbaab waa sida ay hadalka u dhigeene.

- Advertisement -

Ciidamada ayaa howlgalka intii uu socday gacanta ku dhigay ilaa 5 Mooto oo ay tilmaameen in dagaalamayaasha Alshsbaab adeegsan jireen.

Latest stories